Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha
    November 3, 2025
    Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga Qaranka oo ka hadlay tabashada muwaadiniinta Soomaaliyeed
    November 3, 2025
    Masar oo xaqiijisay taageerada howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ee Soomaaliya
    November 3, 2025
    Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2026
    November 3, 2025
    Aqoon-isweydaarsiga isbeddelka Cimilada iyo Xaalka Teknolojiyadda
    November 2, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
GudahaWararka

Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 3, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS, Isaaq Maxamuud Mursal ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa kulankooda uga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga ka dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah.

Wasiir Isaaq ayaa bogaadiyey taageerada joogtada ah ee Dowladda Jarmalka ay u fidiso Soomaaliya, gaar ahaan miisaaniyadda dheeraadka ah ee ay hadda ku taageerayaan arrimaha amniga iyo maaraynta khataraha, taas oo waafaqsan heshiisyada iskaashiga farsamo ee labada dal ay kala saxiixdeen sanadihii 1979 iyo 2017.

Sidoo kale, wasiirka ayaa ka mahadnaqay taageerada aan kala go’a lahayn ee Jarmalka ee muddada dheer la garab jogaan Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha

Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha…

November 3, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Sacuudiga iyo Iiraan oo ku heshiiyay dib u furista safaaradaha labada dal

Muqdisho(SONNA):-Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka Sacuudiga iyo Iiraan, Amiir Faysal Bin Farxaan iyo Xuseen Amiir ayaa kulan ku yeeshay caasimadda Shiinaha…

GudahaWararka
April 6, 2023

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka qeybgalay munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Muqdisho (SONNA)- Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta ka Qaybgalay Munaasabad ay Xilalka kula kala wareegayeen Wasiirka Cusub…

Wararka
May 20, 2020

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya

Muqdisho.SONNA…1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa, isla markaana jeediyay khudbad uu uga hadlayo xaaladda…

Gudaha
June 6, 2025

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada Soomaaliyeed Munaasabadda 26 Juun awgeed.

Muqdisho(SONNA):-Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada Soomaaliyeed Munaasabadda 26 Juun awgeed. Iyadoo…

GudahaWararka
June 26, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023