Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka gaashaandhiga XFS oo ka qayb galay Madasha Caalamiga ah ee Difaaca Beijing
    September 18, 2025
    Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha Turkiga
    September 18, 2025
    Hay’adda Isgaarsiinta oo Qabatay Wada-tashi ku saabsan Qaadashada Soomaaliya ee Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran (ONA)
    September 18, 2025
    Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shir gudoomiyey kulanka Hogaanada Booliiska
    September 18, 2025
    Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo soo bandhigtay waxqabadkeeda muddada seddexda sano (2022-2025)
    September 18, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
    Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
    August 15, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
    La yaab yaysan kugu noqon
    August 27, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
Reading: Soomaaliya iyo Indonesiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya iyo Indonesiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
GudahaWararka

Soomaaliya iyo Indonesiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 9, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka  Jamhuuriyadda Indonesia u qaabbilsan dalkeenna Danjire Dr. Mohamad Hery Saripudin.

Mabada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo Iskaashiga dhinacyada Diblumaasiyadda, ganacsiga,  waxbarashada iyo Amniga.

Wasiirka iyo Danjiraha ayaa isla gartay muhiimadda ay leedahay abuurista fursado ganacsi oo dhex-mara ganacastada labada dal, fududaynta dalku-galka ( Visa) labada dal iyo in ay labada dhinac iska taageeraan golayaasha caalamiga ah, maadaama ay Soomaaliya dedaal ugu jirto ka mid noqoshada xubnaha aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka iyo qaadista cunaqabataynta hubka ee daba dheeraatay.

Indonesia ayaa ka mid ah dalalka xagga  warshadaha horumarka ka sameeyay, halka dalkeenuna uu ku yaallo goob Istiraatiiji ah oo muhiim u ah ganacsiga Qaaradda Afrika iyo dunida guud ahaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka gaashaandhiga XFS oo ka qayb galay Madasha Caalamiga ah ee Difaaca Beijing

Beijing(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeyb galay furitaanka…

September 18, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada XDS oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay gobolka Gedo

Luuq, (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Booliiska ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka sameeyay inta u dhexeeysa degaanka Shaataloow…

GudahaWararka
July 18, 2024

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo kulan la qaatay qaar kamid ah culimadda Soomaaliyeed

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmad firin ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo…

GudahaWararka
May 25, 2024

Hawlgal lagu beegsaday Khawaarijta ISIS oo ka dhacay Buuralayda gobolka Bari

Boosaaso (SONNA): Hawlgal Wadajir oo ay fuliyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) oo la shaqeynayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa…

GudahaWararka
March 26, 2025

Madaxweyne Lafta Gareen oo la kulmay Safiirada Ingiriiska iyo Mareykanka

SONNA (MUQDISHO)- Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowlada…

GudahaWararka
January 2, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023