Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya iyo Finland oo iska kaashanaya amniga socdaalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya iyo Finland oo iska kaashanaya amniga socdaalka
GudahaWararka

Soomaaliya iyo Finland oo iska kaashanaya amniga socdaalka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: October 29, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa kulamo iyo booqasho saddex maalmood socotay ku martigelisay magaalada Muqdisho wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Finland, waxana hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Adeegga Socdaalka Finland (FIS), iyadoo ay wehliyeen Safiir Kuxigeenka Ahna kusimaha Safiirka Dowlada Finland ee Soomaaliya, Taliye Kuxigeenka Booliiska, iyo Masโ€™uuliyiin kale oo ka tirsan Hayโ€™adaha Amniga Xuduudaha ee dalkaasi.

Wafdiga Dowladda Finland ayaa kormeer lagu geeyay goobaha shaqada ee Terminaalada Socdaalka ee Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, halkaas oo ay si dhow u kormeereen nidaamyada isku xiran ee PISCES iyo Interpol oo kaalin mug leh ka qaata sugida amniga xuduudaha iyo Socdaalka sharci ah.

Kulamo heer sare ah oo ay yeesheen labada dhinac ayaa sido kale lagu falanqeeyay warbixino la xiriira waxqabadka, caqabadaha jira, iyo meelaha muhiimka ah ee iskaashi dheeraad ah laga samayn karo. Waxa sidoo kale la qabtay kulamo wada shaqayn ah oo u dhaxeeyay Booliiska Soomaaliyeed oo matalayay Taliyaha Booliiska Sarreeye Guuto Gen. Asad Cusman Cabdullaahi iyo Hoggaanada CID iyo Interpol, NCB iyadoo lagu muujiyay muhiimada wada shaqaynta Hayโ€™adaha Dowlada si loo gaaro nidaam maamul iyo xuduudo ammaan ah loona sii xoojiyo iskaashiga dhinaca amniga socdaalka iyo la dagaallanka dambiyada la xiriira socdaalka sharci-darrada ah.

Agaasimaha Guud ee HSJ mudane Mustafa Dhuxulow ayaa uga mahadceliyay wafdiga Dowladda Finland booqashada iyo taageerada joogtada ah oo ay la garab taagan yihiin horumarinta dib-u-habaynta hayโ€™adda, xoojinta iskaashiga caalamiga ah, iyo tayaynta adeegyada Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo goor dhaw soo gaaray Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xumadย  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaraaha…

Wararka
October 7, 2019

Madaxweynaha JFS iyo wafdi la socda ayaa gaaray dalka Rwanda

MUQDISHO-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgelaya caleema-saarka Madaxweynaha Dalkaas Mudane Paul…

GudahaWararka
August 11, 2024

Wasiirka Dastuurka XFS oo ka qeybgaley dood dadweyne oo ku saabsan dhameystirka dastuurka KMG

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa xalay Muqdisho kaga qeyb-galay dood dadweyne oo…

GudahaWararka
February 19, 2024

Qodobo muhiim ah oo ka soo baxay shirka horumarinta hannaanka Maaliyadda

Muqdisho (SONNA) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii Wasiirada Maaliyadda ee heer Federaal, heer dowlad-goboleed iyo maamulka…

GudahaWararka
August 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023