Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: SoDMA oo ka qeyb-gashay shirweynaha arrimaha yareynta khataraha musiibooyinka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > SoDMA oo ka qeyb-gashay shirweynaha arrimaha yareynta khataraha musiibooyinka
GudahaWararka

SoDMA oo ka qeyb-gashay shirweynaha arrimaha yareynta khataraha musiibooyinka

By Kanaava Mohamed
Last updated: June 10, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kalfadhigii 8-aad ee shirweynaha afartii sanaba mar la qabto ee looga arrinsado arrimaha yareynta khataraha musiibooyinka, ee maalmahan ka socday magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Ajandayaasha madasha waxaa qayb muhiim ah ka ahaa dood-cilmiyeedyo ay si firfircoon uga qayb galeen Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayey.

Doodahaasi waxay isugu jireen mowduucyo muhiim ah oo hoosta ka xariiqaya muhiimadda adkaynta awoodda bulshada ee ka hortagga iyo ka soo kabashada musiibooyinka.

1. Dood Cilmiyeedka Koowaad waxuu ku saabsanaa, Sida ugu fudud ee dowladuhu u dhisi karaan nidaam dhaxal-gal ah oo bulshada ka dhigi kara mid u adkaysan kara aafooyinka, isla markaana si degdeg ah uga soo kaban kara waxyeellada ay keento musiibadu, waxaana Madasha kasoo jeediyay, Agaasiimaha waaxda Maareeynta Khataraha Musiibooyinka ee hay’adda SoDMA Khadar Sheikh Maxamed Nur.

Waxaa sidoo kale madasha laga jeediyey doodo kale oo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen:

Sida ugu habboon ee digniinaha halista ah loo gaarsiin karo bulshada, waxaana soo jeedinteeda kaqeyb qaadatay Marwo Faadumo Cabdi Cali oo ah lataliye sare oo hay’adda SoDMA kala Talisa dhinacyada maareeynta musiibooyinka.

Kaalinta haweenka ee la xiriirta ka-qaybgalka dadaallada lagu yareynayo khataraha musiibooyinka, si loo xaqiijiyo in cid walba ka qayb qaadato wax ka qabashada khatartaasi, intii ay dooddaani socotay waxaa kaqeyb Gashay madaxa qeybta Genderka Xaliimo Yuusuf Xassan.

Dooddii ugu kululayd ee madasha intii ay socotay waxa ka wada qayb galay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Cabdixakiin Yuusuf Ceynte, oo ah Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee arrimaha sugnaanta cuntada iyo isbeddelka cimilada, isla markaana ah lataliyaha Guddoomiyaha SoDMA ee nidaamka digniinaha musiibooyinka.

Dooddaani waxay ku saabsaneed : Sida istiraatiijiyadda caalamiga ah ee Sendai looga hirgelin karo waddamada soo koraya ee ay ka jiraan xasarado dagaal iyo isku dhacyo sababa amni-darro iyo nuglaansho bulsho.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shirka Wasiirrada arrimaha Dibada ee Golaha Jaamacadda Carabta

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali Cabdi, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada arrimaha…

GudahaWararka
May 15, 2025

Ra’iisul wasaare Rooble “Haloo gurmado dadkii ay saameeyeen Roobabkii ka da’ay Muqdisho”

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda  federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu…

Wararka
November 3, 2020

Ciidanka xoogga dalka oo dilay 15 ka tirsanaa Al-shabaab+Sawirro

Jowhar-(SONNA)-Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyey degaannada kala ah Xawaadleey, Shanloow Jameco, Yaaqle, Dhagaxoow oo dhamantood…

GudahaWararka
January 27, 2022

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay deegaanno ka tirsan Galgaduud

Muqdisho-(SONA)-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cali Afrax oo 12 KM u jira Magaalada Galcad ee…

GudahaWararka
April 11, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023