Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Sii hayaha wasiirka shaqada oo kormeeray sida shacabka Bakool uga faa’iidaysanayaan barnaamijak Baxnaano
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Sii hayaha wasiirka shaqada oo kormeeray sida shacabka Bakool uga faa’iidaysanayaan barnaamijak Baxnaano
Wararka

Sii hayaha wasiirka shaqada oo kormeeray sida shacabka Bakool uga faa’iidaysanayaan barnaamijak Baxnaano

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 20, 2020
2 Min Read
Share

Xudur (SONNA)-Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta kormeer ku tagaya degmada Xudur ee Gobolka Bakool isagoo u kuurgalaya sida halkaasi uu uga socdo barnaamijka Baxnaano.

Sii ahayaha wasiirka shaqada dowladda Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in 20,700 oo ka mid ah danyarta gobolka oo ku nool Xudur iyo deegaanada hoos yimaada ay ka faa’iidaysan doonaan barnaamijkan oo lagu horumarinayo hab nololeedkooda.

โ€œWaxaan maanta booqasho hal maalin ah ku tagey degmada Xudur, kaasi oo ahaa ย socdaal la xiriirtay u kuur-galidda iyo qiimeynta barnaamijka Baxnaano, waxaan guryahooda ugu tagney qoysaska ku nool deegaanada ku dhow magaalo madaxda gobolka Bakool, ee kala ah Weerow iyo Tubooy” ayuu yiri wasiir Sadiiq.

Sii hayaha wasiirka shaqada ayaa sidoo kale ayaa maamulka degmada Xudur uga mahadceliyay sida ay u maamuleen mashruuca oo ah in sidii loogu talagalay loo gaarsiiyo dadkii mudnaa.

โ€œBarnaamijka Baxnaano natiijada laga doonayo waa in qoysaska nugul uu u horseedo kor u kac nololeed, taas oo maanta ay qireen qoysaskii aan booqanay. sidoo kale waxaan warbixin ka dhageystay masโ€™uuliyiinta degmada, kuwa gobolka iyo qaybaha bulshada” ayuu yiri sii hayaha wasiirka shaqada Mudane Sadiiq Xiri warfaa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 18-dii bishii April ee sanaadkan daahfuray barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaska danyarta ah.

Barnaamijkan oo ah wajiga 1-aad, waxaa lagu caawinayey 200,000 oo ah qoysas sabool ah (qiyaastiina ah 1.3 milyan oo qof) oo haysto carruur daโ€™doodu ka hoosayso shan sano ee guud ahaan dalka Soomaaliya.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Afganistaan: dagaalka u dhexeeya ciidamada iyo Taalibaan oo sii xoogeystay

Dagaallo u dhexeeya ciidamada Afghanistan iyo Taalibaan ย ayaa ku sii fidaya gudaha dalkaasi,iyadoo saddex gobol oo ku yaal koonfurta iyo…

Caalamka
August 2, 2021

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo furay Mashruuc dib loogu howl galinaayo Isbitaalka Xeraale โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Mashruucan oo soconaya muddo Sadax sano ah ayna wadajir usoo agaasimeen Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo heyโ€™adda Badbaada Carruurta, ayaa…

GudahaWararka
May 27, 2021

Degmada Hobyo oo ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan ah

Hobyo-(SONNA)-Waxaa Sanadihii ugu dambeeyay si weyn isu soo tarayay horumarrada kala duwan ee ay ku tallaabsanayso Degmada Hobyo ee Gobolka…

Wararka
January 31, 2020

Wasiiru Dowlaha Isgaarsiinta oo kulan la qaatay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Qatar

Muqdisho(SONNA);-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda JFS, Mudane Ahmed Diri, ayaa magaalada Doha kulan kula yeeshay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda…

GudahaWararka
December 1, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023