Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka oo maalintii labaad galay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka oo maalintii labaad galay
Wararka

Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka oo maalintii labaad galay

By Abdulkadir
Last updated: June 4, 2023
5 Min Read
Share

Muqdiaho(SONNA):-Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka iyo Saameynta  Bulshada ay ku leeyihiin oo galay Maalinkii labaad ayaa ka.soconay magaalada muqdisho,iyadoo shirka maanta ay ku biireen xubnno cusub oo uu kamid yahay xeer ilaaliyah guud ee Qaranka iyo mas’uuliyiin kale,iyadoo maanta dhinacyadu ugu doodeen sida looga hortagi Karo wararka Been Abuurka ah iyo dhibaatada ay ku leeyihin dalka iyo daka Soomaaliyeed.

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in sameeyn weyn ay ku leeyihiin wararka Been Abuurka Bulshada,wariyayaasha markii laga tagana ay sidoo kale jiraan shaqsiyaad aan wariyaba ahayn oo waxa ay doonaan Baraha bulshada isaga qoro taa oo ka dhalatay dhibaatooyin kala duwan,waxa uu intaa ku daray in ay muhiim tahay in leysku dheeli tiro xogaha iyo wararka Bulshada loo gudbinayo ka hor inta aan Bulshada lala wadaagin.

“in la isku dheeli tiro wararka loo gubinayo Bulshada muhiimad gaar ah ayey leedahay dadka iyo dalka”ayuu yiri xeer ilaaliyaha Qaranka

Sidoo kale wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS mudane Cabdirahmaan sheekh Yuusuf Al-Cadaala oo isna madasha ka hadlay ayaa sheegay in dowlada ay ka go’antahay sidii wax looga qaban lahaa waraka Been Abuurka ee dhibaatada ku ah Qaranimada iyo shacabka Soomaaliyeed intaba,waxa uu intaa raaciyay wasiir kuxigeenka in Arigtada xubnaha shirka ka qeybgalayo ay muhiim tahay lana uruurin doono talooyinka dhinacyada shirka ka qeybgalayo si loogu daro sahanka loogu jiro sidii loo xakameyn lahaa waraka Been Abuurka ah

“Waxaan dooneynaa inaan ka dowlad ahaan wajahno sidii looga hortagi lagaa wararka been abuurka ah anagoo kaashaneyna Bulshada”ayuu yiri Wasiir Alcadaala”

Shirka oo ay muhiimadiisu tahay in la helo aragtiyo mideeysan oo si wadajir ah dowlad iyo shacab oo loogu wajihi karo joojinta wararka Been Abuurka oo dhibaata xooggan ku haya dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Shirka ayaa sidoo kale xubnaha maanta ka qeybgalay waxaa kamid ah Afhayeenka Ciidanka  Boliika,Culuma’udiinka Soomaaliyeed oo dhankooda dul istaagay sida ay diinteena islmaaka u mamnuucday in Bulshada loo gudbiyo warar Been Abuur ah oo sameeyn Taban ku yeelan karo dowladda iyo Bulshada Soomaaliyeed.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

weerarada Israel oo sii xoogeysanaya iyo 600 oo lagu dilay Gaza

In ka badan 590 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada socda tan iyo markii Israa’iil ay jebisay heshiiskii xabbad joojinta…

Caalamka
March 21, 2025

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay Sabiid iyo Caanoole

Shabeellaha Hoose(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa guul ka gaaray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, kadib markii ay si buuxda ula…

GudahaWararka
June 21, 2025

Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Dalladda Culimada Soomaaliyeed…

GudahaWararka
December 4, 2025

Dowladda oo gacanta kusoo dhigtay eedeysane baxsada ka ahaa hey’adaha Cadaaladda

Muqdisho(SONNA);-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Booliska Soomaaliya qeybta la shaqeysa Booliska Caalamiga ah ayaa dalka Rwanda kasoo…

GudahaWararka
October 19, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023