Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shirweynaha IGAD ee dhalinyarada oo kaย  furmay Nairobi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shirweynaha IGAD ee dhalinyarada oo kaย  furmay Nairobi
GudahaWararka

Shirweynaha IGAD ee dhalinyarada oo kaย  furmay Nairobi

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: August 13, 2025
2 Min Read
Share

Nairobi (SONNA): Waxaa magaalada Nairobi si rasmi ah uga furmay shirweynaha IGAD ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga, oo socon doona 13 iyo 14 August, 2025.

Shirkan ayaa isu keenay boqolaal hoggaamiyeyaal dhallinyaro, khubarro iyo siyaasiyiin ka kala yimid dalalka xubnaha ka ah IGAD, si loo xoojiyo doorka dhallinyarada ee dhismaha nabadda iyo goโ€™aan-qaadashada gobolka.

Munaasabadda furitaanka waxaa ka qeybgalay Xoghayaha Guud ee IGAD, Mudane Workneh Gebeyehu, Madaxa IGAD ee Kenya, Dr. Fatuma Adan, Agaasimaha Waaxda Nabadda iyo Amniga IGAD, Com. Abebe iyo Wasiirka Dhallinyarada, Hal-abuurka iyo Isboortiga Kenya, Mudane Salim Mvurya, oo marti sharaf ka ahaa.

Doodaha Maalinta Koowaad

Shirku wuxuu ku furmay khudbad dhiirrigelin ah oo uu jeediyay Wakiilka Dhallinyarada IGAD, Sam Ogwal, kaas oo ku baaqay in dhallinyarada noqdaan hormuudka nabad-dhisidda, hal-abuurka iyo xalalka waara ee gobolka.

Waxaa maalinta koowaad ee shirkan waa qabsoomay saddex gole doodeed (Panel Discussions) oo muhiim ah:

1. Ka qeybgalka dhallinyarada ee hannaanka nabadda rasmiga ah, caqabadaha, fursadaha iyo dariiqooyinka lagu horumarin karo, oo ay ka hadleen wakiillo ka socda Sudan, Kenya iyo South Sudan.

2. Doorashooyinka iyo nabadda, kaalinta dhalinyarada ee ilaalinta dimuqraadiyadda, ka hortagga rabshadaha iyo dhismaha kalsoonida bulshada, iyadoo wakiil ka socda Soomaaliya uu ka qeyb qaatay.

3. Doorka baraha dijitaalka ee dhismaha nabadda, adeegsiga warbaahinta bulshada, sheekooyinka dhallinyarada iyo la-dagaallanka marin-habaabinta si loo xoojiyo nabadda iyo wadajirka bulshada.

Shirka oo ay soo qabanqaabisay xafiiska Jinsiga ee IGAD oo kaashanaya waaxda Nabadda iyo Amniga iyo waaxda Horumarinta Caafimaadka iyo Bulshada, ayaa lagu wadaa in uu soo saaro talooyin siyaasadeed oo lagu xoojinayo ka qeybgalka dhallinyarada ee goโ€™aan-qaadashada iyo nabad-dhisidda, iyadoo la waafajinayo Qorshaha Dhalinyarada IGAD (2021โ€“2030) iyo ajandaha Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga ee Qaramada Midoobay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

In ka badan toban khawaarij ah oo lagu dilay howlgallo ka dhacay Hirshabeelle iyo Galmudug

Muqdisho-(SONNA)-Howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ayaa xiligaan ka socda deegaanka Ceelgorof ee gobolka Galgaduud, halkaas oo lagu beegsaday…

GudahaWararka
July 24, 2025

Ra’isulwasaaraha oo ka tacsiyeeyay geerida Agaasimihii Radio Muqdisho

Muqdisho-(Sonna)- Ra'isulwasaaraha XFS mudane maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid agaasimihii Radio Muqdisho, C/caziz Maxamuud Guuleed Afrika…

GudahaWararka
November 20, 2021

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo saraakiisha amniga kala shiray xaalada gobolka Bakool โ€Sawirroโ€.

Xudur (SONNA)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulan diirada lagu saarayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga iyo Dib ufurida Wadooyinka ay xireen…

Wararka
January 18, 2021

Pakistan :Qarax ka dhacay Peshawar oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo

Ugu yaraan todobo ruux ayaa ku dhimatay masjid ku yaalla magaalada Peshawar oo dhaca waqooyi-galbeed ee dalka Pakistan,ka dib markii…

Wararka
October 27, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023