Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shirweynaha haweenka Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay Muqdisho “Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Shirweynaha haweenka Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay Muqdisho “Sawirro
Wararka

Shirweynaha haweenka Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay Muqdisho “Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 15, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Caqabadaha ku hor gudban ka qeybgalka haweenka ee doorashooyinka soo aadan iyo muhiimadda ay leedahay in la dhowro qoonddada dumarka ee kuraasta labada aqal ee baarlamaanka dalka ayaa lagu soo bandhigay shirweynaha haweenka Soomaaliyeed ee u qareemidda qoondada dumarka 30% ee  labada aqal ee BFS.

Shirka oo ku qabsoomay masraxa qaranka ayna goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ay ka mid yihiin guddoomiyaha golaha shacabka , ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka iyo boqolaal kamid ah haween weynah Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobolada dalka oo wasaaradda haweenka ku casuuntay ka qeybgalka shirkan.

Dhammaan mas’uuliyiinta ka hadashay madasha oo ay kamid yihiin wasiiro, xildhibaano, guddoomiyaal iyo u ololeeyeyaasha xuquuqda dumarka Soomaliyeed  ayaa wadajir usoo dhaweeyeen dadaalada ay wado wasaaradda haweenka XFS ee ku aadan xaqiijinta qoonddada 30% ah ee haweenka Soomaaliyeed ku leeyihiin baarlamanka dalka.

Xaniifa Maxamed Ibraahim, wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in u jeedka shirkan loo qabtay ay tahay sidii loo ilaalin lahaa saamiga haweenka ay ku leeyihiin kuraasta golaha sharci dejinta dalka.

Mahdi Maxamed Guuleed ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS ayaa tilmaamay in dowlada federaalka ay ka go’an tahay ilaalinta xaqa hablaha Soomaaliyeed u leeyihiin ka qeybgalka siyaasada dalka.

Maxamed Mursal Sheekh Cabduraxmaan Guddoomiyaha golaha BFS oo wasaaradda haweenka ku bogaadiyay mas’uuliyadda ay iska saartay ilaalinta xuquuqda haweenka Soomaaliyeed ayaa sheegay in guddoonka golaha shacabku garab taagan yihiin in haweenka fursad loo siiyo ka qeybgalka siyaasadda.

Shirka waxaa laga soo saaray war murtiyeed, qodobadii ku jireyna kamid ahaayeen in baarlamaanka 11-aad ee dhawaan la soo dooranayo 30% noqdaan haween.

In 50%  laga dhimo haweenka u sharaxan kuraasta labada aqal ee baarlamanka. In kuraasta loo qoondeeyay dumarka aysan kula tartamin ragga.

Shirkan wuxuu ahaa kii ugu horeeyay oo noociisa ah, oo wasaaraddu u qabato haweenka Soomaaliyeed, waxaana lagu casuumay dhammaan wasaaraddaha haweenka ee dowlad goboleedyada, ururada arrimaha haweenka u ololeeya.

Mas’uuliyiinta shirweynaha haweenka Soomaaliyeed ka qeybgashay waxaa kamid ahaa, ku guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Aqalka sare, Mowliid Xuseen Guhaad, wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya, Khadiija Maxamed Diiriye, xildhibaano ka tirsan labada aqalka ee baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xiisaddii u dhaxaysay Iran iyo Maraykanka oo Cirka isku shareertay

Baqdaad-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Dalka Iran, Mohammad Javad Zarif, ayaa si weyn u dhaleeceeyay dilka Madaxii Ciiadamada xulka ah ee…

Wararka
January 3, 2020

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo dhagax dhigay Dugsi Hoose, Dhexe oo laga hirgelinayo Deegaanka Bali Guuleed “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya oo maalmahaan kormeer shaqo ku marayey Deegaanno ka tirsan…

Gudaha
June 20, 2021

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo xukun dil toogasha ah ku riday Askari horay dil u geystay

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xuku dil toogasho ah ku riday Mahad Cali Maxamuud oo katirsan ciidanka deegaanka ee…

GudahaWararka
August 26, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay furitaanka kalfadhiga 46-aad ee golaha maamulka Sanduuqa caalamiga ah oo ka furmay Rome

Rome-(SONNA)-Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminaayo ee ku sugan magaalada Rome ee dalka Talyaniga…

GudahaWararka
February 14, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023