Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisul Wasaare Xigeenka XFS oo furay shirweynaha Qaran ee shaqaalaha Caafimaadka dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul Wasaare Xigeenka XFS oo furay shirweynaha Qaran ee shaqaalaha Caafimaadka dalka
GudahaWararka

Ra’iisul Wasaare Xigeenka XFS oo furay shirweynaha Qaran ee shaqaalaha Caafimaadka dalka

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 14, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in ay indha furan ku eegayaan ka xukuumad ahaan adeegga Caafimaadka dalka, si lamida midka waxbarasha.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka hadlayay shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka  Soomaaliya ayaa intaa ku daray in Caafimaad la’aan anay dowladdu waajibaadkeeda shaqo gudan karin loona baahan yahay in la tayeeyo.

“Hadaanu nahay Xukuumada Federalka Soomaaliya gaar ahaan Tiirka Arinaha Bulshadda waxaan indha durugsan ku eegaynaa adeegga Caafimaadka si lamida midka waxbarasha maadaama aan Caafimaad la’aantiis hoggaanka Soomaaliya uuna  hadli karin”.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaal Soomaaliya mudane, Dr; Cali Xaaji Aadam ayaa sheegay inmaalgellin dhanka Caafimaadka oo la helo ay horseedi karto  Shaqaale Caafimaad oo adkeysi iyo tayo leh.

Wuxuuna ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay maal gashtaan Caafimaadka dalka, taas oo sababi u noqon karta buu yiri in dadkeennu ay ka baaqsadaan Caafimaadka dibedda ay u aadaan.

“in la hello maalgellin dhanka Caafimaadka waxay horseedi kartaa hellidda Shaqaale Caafimaad oo adkeysi iyo tayo leh, waxaan ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqeynaa in ay maalgashtaan Caafimaadka dalka taas ayaana sabab u noqon karta in dadkeena ay ka baaqsadaan Caafimaadka dibadda ay u aadaan”.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Bekir Bozdağ oo loo magacaabay wasiirka cadaaladda dalka Turkiga

Muqdisho.(SONNA):- Madaxa Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka ee dalka Turkiga Bekir Bozdağ, ayaa loo magacaabay Wasiirka cusub ee Cadaaladda dalka Turkiga,…

Caalamka
January 30, 2022

Wasiirka Kalluumeysiga XFS” Dagaal xoog leh ayaa ku qaadnay kalluumeysigii sharci darrada ahaa ee baddeenna ka socday”

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Qaranka ku sheegay in ay Dowladda…

GudahaWararka
July 13, 2024

Wasiirka Warfaafinta K/Galbeed oo afur u sameeyay  ciidamo u xilsaran amniga Baydhabo”

Beyshabo.(SONNA)...Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay la afuray qaar kamid…

Gudaha
May 6, 2021

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika 

Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shalay galinkii dambe madasha shirka Sharm el Sheikh…

GudahaWararka
May 25, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023