Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Shirkii Wadatashiga Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka oo Muqdisho lugu soo Gaba-gabeeyay+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Shirkii Wadatashiga Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka oo Muqdisho lugu soo Gaba-gabeeyay+Sawirro
Wararka

Shirkii Wadatashiga Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka oo Muqdisho lugu soo Gaba-gabeeyay+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 2, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa soo xertay shirkii wadAtashiga hindise sharciyeedka koronta oo maalmahaan la yeelanayeen Wasaaraddaha Tamarta Dowlad goboleedyada,Gobolka Banaadir iyo shirkadaha korontada dalka .

Ka dib dood adag ayaa ugu dambeyn lagu hiishiisiyay in hindisahaan uu kasoo gudbo arragti wadaaga iyagoo ay soo dhaweeyeen xubnaha shirkadaha gaarka iyo dowlad goboleedyada.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Libaax Ibraahim ayaa sheegay in sharcigaan lasoo galiyay juhdiga badan iyagoo laga soo shaqeynayay muddo ka badana sanad.

“Waxaana ka soo shaqeyneynay Sharcigaan muddo labo sano ah waxaana ka soo qabanayay howlo aday,hase ahaatee haduu dhaqan galo waxa uu noqon doonaan guul usoo hoyatay dadka Soomaaliyeed”Ayuu yiri wasiir libaax.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa  uga mahadcelisay ka qeyb-galayaasha sida ay ugala shaqeeyeen in dalka uu yeesho sharci haga tamarta dalka waxaana ay intaa ku dartay In dhawaan ay hor geyn doonaan golaha wasiiradda si ay umeeriyaan kadibna la marsiin doonaan heerarka uu ubaahanayahay.

“Waxaan rabnaa inaan hor geyno golaha wasiiradda xukumadda ,kadib waxaan u gudbin doonaa Barlamaanka ,waxaana uga mahadcelineynaa dhammaan xubnaha dowlad Goboleedyada,Gobolka Banaadir iyo shirkadaha koronatadda dalka”ayay ku dartay wasiir Fowsiyo.

Hindise sharciyeekaan koronta ayaa ah mid ay baahi farabadan  u qabaan guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed, si ah uhelaan adeegyadii ay uga baahnaayeen dowladdooda hase ahaatee Wasaaradda tamarta ayaa xoogga saareysa sidii loo dhameystiri lahaa maadaama uu yahay mid ka mid sharciyadda  aas aasiga u ah bulshada.

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Sheegay in dowladda ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo kuwa caalamiga ah

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo…

GudahaWararka
December 16, 2023

Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed oo soo dhaweeyey heshiiskii cawa la gaaray

Muqdisho,(SONNA)-Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed "Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta, anigoo codkayga…

Gudaha
May 5, 2021

Guddiga doorashada maamulka Puntland oo doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen

Muqdisho.(SONNA):-Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulka doorashada heer Dowlad goboleed ee Maamul  ee Puntland ayaa maanta ka qabsoontay magaalada…

GudahaWararka
July 6, 2021

Ra’iisul Wasaare Xamsa “waxaan rajeynayaa Guddoomiyaha cusub xilka la wareegay in uu noqdo guddoomiyihii ugu danbeeyey ee magacaabis ku yimaada”

Muqdisho,SONNA: Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caasimadda ay ka bilaaban doonaan doorashooyinka…

GudahaWararka
December 18, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023