Muqdisho-(SONNA)-Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii Guddiga Sare ee Machadka tababarka Garsoorka Soomaaliya oo maalmahan ka socday Caasimadda.
Shirkan oo ay goobjoog ahaayeen mas’uuliyiinta garsoorka maamul goboleedyada Jubbaland, Hirshabeelle, Koofur galbeed iyo Galmudug ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeedkan.