Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Shirka Wasaaradaha Dekedaha dowlada federaalka iyo dowalad goboleedyada oo warmurtiyeed laga soo saaray
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shirka Wasaaradaha Dekedaha dowlada federaalka iyo dowalad goboleedyada oo warmurtiyeed laga soo saaray
GudahaWararka

Shirka Wasaaradaha Dekedaha dowlada federaalka iyo dowalad goboleedyada oo warmurtiyeed laga soo saaray

By Abdulkadir
Last updated: February 20, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Shirka wadatashiga Wasaaradaha Dekadaha Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada fedraalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka qabsoomay Caasimada Dalka ee Muqdisho..

Shirka waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda Dowlada Federaalka Soomaaliya, Waxaana Shir-gudoomiyey Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya Amb. Cabdulaahi Axmed Jaamac oo ay wehlinayaan Wasiiru Dowlaha Wasaarada Mudane Maxamed Cabdulqadir Dhucle iyo wasiir ku xigeenka Wasaarada Mudane Saadam Maxamud Cabdi, waxaana ka soo qayb galay Wasiirada Dekadaha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada federaalka ee kala ah Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Badda ee Galmug ,Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Badda ee Hirshabeelle,Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Badda ee Koonfur Galbeed iyo Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jubaland.

Shirka wadatashiga Wasaaradaha Dakadaha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada ayaa ujeedadiisu ahayd xoojinta wadashaqeynta wasaaradaha iyo gorfaynta hawlaha hortabinta leh ee dakadaha iyo xeebaha Soomaaliya.

Gunaanadkii waxaa Shirka ka soo baxay qodobadaan hoos ku xusan:-

  1. Shirku wuxuu bogaadinayaa kacdoonka ay iska kaashanayaan shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidamada qalabka ee cadowga khawaarijta looga xoraynayo dalka, waxa uuna xoojinayaa in deegaanada laxoreeyey wasaaraduhu ay geeyaan adeegyada ay bixiyaan gaar ahaan dhanka xeebaha.
  2. Shirku waxa uu ku heshiiyey in wasaaraduhu ay yeeshaan wadashaqeyn joogta ah, shirka madasha wasaaradaha Dakadaha Dowladda Federaal iyo Dowlad Gobaleedyadana uu joogto noqdo.
  3. Shirku waxa uu ku heshiiyey hormarinta dekadaha jira iyo uqareemida dowlad gobaleedyada aan dekadaha lahayn.
  4. Shirku waxa uu ku heshiiyey iIlaalinta xeebaha iyo ka hortagida wasakhaynta badda.
  5. Shirku waxa uu ku heshiiyey dhamaystirka xeerarka hortabinta leh ee dakadaha iyo gaadiidka badda iyo dhaqangelinta xeerarkii la ansixiyey sida Xeerka Gaadiidka Badda Soomaaliyeed.
  6. Shirku waxa uu ku heshiiyey xoojinta tababarada howl wadeenada dekadaha iyo kor u qaadida xirfadahooda

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga

Muqdisho(SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga…

GudahaWararka
February 2, 2023

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚, 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚

Muqdisho(SONNA): -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub…

GudahaWararka
January 26, 2026

Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qabtay howsha Isxilqaan.

Muqdisho(SONNA)--Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoog iyo Xeeladba maanta kaga qayb Galay Ololaha dib u dhiska Dalka ee Isxilqaan. Ololaha…

Wararka
February 26, 2020

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBA-BAXAY DALKA ERETERIYA

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah…

GudahaWararka
October 8, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023