Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Shirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada iyo Dowlada Federaalka oo maanta soo dhamaday.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada iyo Dowlada Federaalka oo maanta soo dhamaday.
GudahaWararka

Shirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada iyo Dowlada Federaalka oo maanta soo dhamaday.

By Agaasimaha SONNA
Last updated: July 7, 2021
3 Min Read
Share

Muqdisho…SONNA…Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe shirka wadatashiga wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka iyo wasaaradda caafimaadka Xukuumada federaalka Soomaliya, shirkaan oo ay martigalisay wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa soconayay saddex maalmood waxana intii uu socday dib loogu eegay laguna lafaguray sidii la isku kaashan lahaa loona hormarin lahaa caafimaadka dalka.

Shirka waxaa maanta ku soo biiray hay’addaha caalamiga ah kuwa wadaniga ah iyo qaar kamid ah macaahidda cilmi baarista Puntland, waxaa sidoo kale qaabka Onlineka ah uga qaybgalay qaar kamid ah wakiilada wadamada taageera caafimaadka Soomaliya.

Shirka ayaa ku bilawday presentations ku saabsan qaabka diyaarinta Qorshaha iyo Istaraatiijiyadda Caafimaadka ee 3 dexaad (HSSP-III), si ay ugu qeybtaan, uguna biiriyaan fikirkooda iyo taladooda taasoo gundhig u ah shaqada ay qaban doonaan khubaradda diyaarinay Qorshaha iyo Istaraatiijiyadda Caafimaadka ee 3 dexaad (HSSP-III),Sidoo kale Xirmooyinka Caafimaadka aasaasiga ah- (EPHS), Qorshaha maalgalinta caafimaadka (IC).

Wasiirka caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo xiritaankii shirka ka hadlay ayaa xusay muhiimada uu lahaa shirkaan iyo in la iskaga xog waraystay qorshayaasha caafimaadka dalka, waxaa sidoo kale wax la iska weydiiyay guulaha la gaaray caqabadaha jiray shirkii kan ka horeeyay ee ka dhacay Muqdisho.

Wasiirka ayaa uga mahadceliyay wasiirka caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Marwo Foosiyo Abikar iyo wasiiiradda dawlad goboleedyada kaso qaybgalkooda shirka iyo inay wax badan ku darsadeen kana go’antahay sidii si wada jir ah looga wada shaqayn lahaa caafimaadka dalka.

Wasiirka wasaraadda caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaliya Marwo Foosiyo Abikar Nur oo shirka soo xirtay ayaa dhankeeda xustay muhiimada shirkaan wadatashiga uu ulahaa dalka iyo shacabka Soomaliyeed, waxay dhankeeda uga mahadcelisay dadaalkii iyo garab istaagii ay sameeyeen masuuliyiinta wasaaradda iyo siday ugu fududeeyaan in shirkaani uqabsoomo sidii ugu quruxda badnaa.

Wasiirka aya hoosta ka xariiqday in shirkaan uu ka soo baxay qorshe si wadajir ah loogu hogaamin doono laguna hormarin doono caafimaadka dalka.

Waxay hay’addaha caalamiga ah iyo wadamadada ka shaqeeya ama taageera caafimaadka Soomaliya fartay inay ugu danbeeyaan wasaaraddaha caafimaadka ee dalka ka jira baahiyaha ay soo gudbiyaana ay wax kala qabtaan.

Ugu danbeyn waxay sheegtay in shirkaan midka xiga lagu qaban doono Juballand uuna martigaliyay wasiirka caafimaadka Juballand.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan kooxaha argagixisada

Boosaaso-(SONNA)-Cutubyada sida gaar ka ah u tababaran ee Puntland oo hawlgallo ka sameeyey magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe…

GudahaWararka
May 14, 2024

Guddoomiye Ku-Xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo ka qayb galay daah-furka xafiiska matalaada iyo xiriirka dadweynaha

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa xalay ka qayb galay Xaflad lagu daah furayay xafiiska…

GudahaWararka
May 20, 2023

Koonfur Afrika oo si adag u cambaaraysay xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Koonfur Afrika ayaa sheegtay in Yahuuddu si rasmi ah u jebiyeen qawaaniinta caalamiga ah, taas oo ka hor imaaneysa…

GudahaWararka
December 30, 2025

Maxkmadda Ciidamada qalabka sida oo maanta ku dhawaaqday xukunka Askari horay u dilay labo qof oo rayid ahaa

Balad-xaawo-(SONNA)-Gaashanle; Maxamed amiin Cabdulle Aadan, Guddomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa kudhawaaqay xukunka eedeysane dable…

GudahaWararka
December 9, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023