Muqdisho (SONNA) Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabangabeeyay shirka banbaxa maamulka gobolka Banaadir oo socday 10-14 ka Janaayo 2023, iyada oo laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban 18 qodob.
Shirkaan waxaa ka qeyb galay dhammaan mas’uuliyiinta waaxyaha maamulka oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.