Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta oo maanta la xukumay
    June 5, 2025
    Shirweynaha Qaran ee deegaanka iyo isbeddelka Cimilada oo ka socdo muqdsho maalintii labaad
    June 5, 2025
    Malaayiin muslimiin ah oo maanta taagan banka Carrafo
    June 5, 2025
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ s๐ก๐ข๐ซ l๐จ๐จ๐ ๐š h๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ l๐š-๐๐š๐ ๐š๐šl๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š d๐š๐š๐œ๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š
    June 5, 2025
    Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka koowaad oo xilka u kala wareejiyay Guddoomiyaha cusub iyo midkii hore ee G/Banaadirย 
    June 5, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    โ€˜Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyadaโ€™ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    โ€œJanno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad galaโ€
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Shirka amniga Caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Shirka amniga Caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir+Sawirro
Wararka

Shirka amniga Caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 12, 2019
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa sheegay in la iskula xisaabtami doono sugidda amniga Caasimadd.

Guddoomiyaha oo ka hadlayay shirka amniga Caasimadda oo Maanta lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo qorshaha nabad-gelyda Caasimadda.

Shirka oo ay ka qayb galeen Saraakiisha u xil-saaran amniga Caasimadda ayaa lagu soo qaaday weerarkii ay Argagixisadu ka geysteen dhowaan Hotel SYL.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta oo maanta la xukumay

Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xabsi daa'in ku ridday Muxudiin Cabdisalaan Maxamuud…

June 5, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirweynaha waxbarashadda Qaran oo maanta muqdisho ka furmaya

Muqdisho(SONNA)-Wasaaradda waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS ayaa maanta daah furaysa shirweynaha waxbarashadda Qaranka ,kaas oo socon doono mudda 5-maalmood…

GudahaWararka
March 13, 2023

Agaasimihii Madbacadda Qaranka Axmed Faarax Gaatamoow oo lagu aasay Muqdisho

Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Meydka Agaasimihii Madbacadda Qaranka Axmed Faarax Gaatamow oo xalay ku…

Wararka
April 29, 2020

Akhriso: Taariikh nololeedka ra’iisul wasaarihii hore ee dalka marxuum Nuur Cade

Brussels(SONNA) Mas'uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee magaalada Brussels ee dalka Belgiumka ayaa sharaxaad ka bixiyay taariikhda alla ha u naxriistee raiisul…

Wararka
April 2, 2020

Soomaaliya iyo Marooko oo iska kaashanaya horumarinta Sportiga iyo dhallinyarada

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil, Maxamed Barre Maxamuud oo ka qaybgalaya shirka Wasiirrada dhallinyarada iyo cayaaraha ee…

GudahaWararka
May 10, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023