Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Shir u dhexeeya wasaaradda duulista hawada iyo Bankiga adduunka oo Nairobi lagu soo gabangabeeyey
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shir u dhexeeya wasaaradda duulista hawada iyo Bankiga adduunka oo Nairobi lagu soo gabangabeeyey
GudahaWararka

Shir u dhexeeya wasaaradda duulista hawada iyo Bankiga adduunka oo Nairobi lagu soo gabangabeeyey

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: September 23, 2025
2 Min Read
Share

Nairobi (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada XFS, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa magaalada Nairobi ku soo xiray shir-hawleed ballaaran oo muddo toddobaad ah socday, kaasi oo ay yeesheen kooxo farsamo oo ka kala socday Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka.

Shirkan oo furmay 15-kii bishan ayaa si qoto dheer looga dooday sidii loo horumarin lahaa, loona adkayn lahaa garoomada diyaaradaha dalka iyo kaabayaasha kale ee aasaasiga u ah maamulka duulista rayidka Soomaaliyeed.

Intii uu shirku socday, waxaa si gaar ah diiradda loo saaray qorshayaal muhiim ah oo wax badan ka beddeli doona adeegyada duulista dalka, waxaana ka mid ah:

•In la hirgeliyo qalab casri ah oo suurtagelinaya in garoomada dalka ay shaqeeyaan habeen iyo maalin.

•In wax laga qabto garoomada yaryar, si ay diyaaradaha waaweyn uga degi karaan.

•In la xoojiyo dhammaan kaabayaasha la xiriira duulista rayidka, si ay ula jaanqaadaan heerarka caalamiga ah.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa rajaynaysa in dadaalladan socda ay gacan ka geysan doonaan horumar muuqda oo laga gaaro waaxda duulista hawada, taas oo muhiim u ah koboca dhaqaalaha iyo isku xirnaanta dalka.

Dhanka kale, Bankiga Adduunka ayaa caddeeyay inuu ka go’an yahay sii wadidda taageerada uu siiyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada horumarinta kaabayaasha, duulista iyo gaadiidka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Akademiyada Goboleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Joe Biden oo la filayo in uu qaado Xayiraadaha dhinaca socdaalka ah ee saran dalal Muslim ah

Madaxweynaha la doortay ee maraykanka Joe Biden ayaa qorsheynaya in marka ugu horeysa ee uu la wareego xilka uu meesha…

Wararka
November 8, 2020

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray wasaaradda hawlaha guud

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kormeer ku tagay wasaaradda hawlaha guud iyo…

GudahaWararka
November 7, 2023

Taalibaan oo looga digay in ay ugaarsadaan dadkii la soo haqeeyay mareykanka iyo NATO

Warbixin ka timid Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in Taliban ay wadaan baaritaanno lagu sameynayo guryaha oo la doonayo in waxyeello…

Caalamka
August 20, 2021

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo cambaareeyay falkii argagixisaddu ay ku beegsadeen dad shacab

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa cambaareeyay qarax ismiidaamin ah oo uu fuliyey qof naftii…

Gudaha
January 18, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023