Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shir u dhexeeya deeq bixiyaasha iyo wasaaradda Qoyska oo Nairobi lagu qabtay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shir u dhexeeya deeq bixiyaasha iyo wasaaradda Qoyska oo Nairobi lagu qabtay
GudahaWararka

Shir u dhexeeya deeq bixiyaasha iyo wasaaradda Qoyska oo Nairobi lagu qabtay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: January 22, 2025
2 Min Read
Share

Nairobi (SONNA); Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka dowladda FS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi iyo Safiirka Dowladda Canada u fadhiya Soomaaliya iyo Kenya Amb Christopher Thornley ayaa si wadajir ah u guddoomiyey kulan u dhaxeeya Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya iyo Deeq bixiyeyaasha Caalamka.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray wada shaqeynta iyo howlaha horyaala Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya iyo taageerada ay u baahanyihiin, waxaana Safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka ee kulanka ka hadlay ay soo dhaweeyeen Wasiirka cusub ee Wasaaradda Qoyska ee XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, iyagoo ballan qaaday inay si buuxda ula shaqeyn doonaan.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Isnaanka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi oo kulanka ka hadashay ayaa safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka la wadaagtay shaqooyinka hortebinta u leh Wasaaradda Qoyska waxaana ay uga mahadcelisay soo dhaweyntooda iyo ballan qaadkooda ku aaddan wada shaqeynta howlaha horyaala Wasaaradda.

Dhinaca kale Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi ayaa magaalada Nairobi ku shir guddoomisay kulan heer farsamo ah oo la xiriira shaqooyinka horyaala Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, kulankaasi oo ay ka qeybgaleen Wasaaradaha Dowlad goboleedyada dalka.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Isnaanka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa la wadaagtay guddiyada farsamo howlaha hortebinta u leh Wasaaradda iyo in wada shaqeynta hayโ€™adaha caalamiga ah ay noqoto hab qeexan oo waafaqsan shaqooyinka muhiimka u ah Wasaaradda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay danjiraha Yurub

Dhuusamareeb (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb danjiraha midowga…

GudahaSiyaasaddaWararka
August 16, 2023

Kulan looga hadlayay xariirka waalidka iyo caruurta qurbaha oo maraykanka ka dhacay

Columbus Ohio-(SONNA)- Kulankaan oo ka dhacay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka waxaa soo abaabulay aqoonayahan Dahir Ali Omar waxaa…

Wararka
December 15, 2019

Wasiirka maaliyadda oo kulan la qaatay danjiraha UK

Muqdisho (SONNA); Wasiirka maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay safiirka Dowladda…

GudahaWararka
August 4, 2025

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Kormeeray Xarunta SNTV Ee London

Muqdish(SONNA):-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo howlo shaqo u jooga magaalada London ee dalka…

GudahaWararka
December 19, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023