Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Sare-u-kaca Maciishada Suuqyada Ee xiliyada Ramadaan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Sare-u-kaca Maciishada Suuqyada Ee xiliyada Ramadaan
GanacsigaGudahaWararka

Sare-u-kaca Maciishada Suuqyada Ee xiliyada Ramadaan

By shiine Shiine
Last updated: March 23, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA):-Bilshaada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa laga dareema Sare u kac sicirka  suuqyada magaalooyinka dalka dhanka  maceyshada ah,Inta badan Suuqyada Soomaaliya waxaa laga dareemaa dhaqdhaqaaq xooggan markii lagaaro Bisha Barakeysan ee Ramadaan,Waxaa isbadalka weyn ku yimaada Alaabaha bagaashka ah ee kala duwan sida,Maacuunta, Raashinka, Qudaarta,Agabka lagu qurxiyo guryaha,Dharka iyo Macmacaanka.

Bisha Ramadaan awgeed  suuqyada ganacsiga  ee magaalda Muqdisho waxa dadku  ay aad u iibsadaan alaabta,sida Raashinka,Qudaarta,Maacuunka,Agabka lagu qurxiyo guryaha,Dharka iyo dhamaan Agabyadda loogu diyaar garowbayo soo dhawaynta bilaashada bisha Ramadaan oo ka duwaan bilaha kale.

waxaa suuqyada magaaladda Muqdisho lagu kala Iibsanaya maciiyshada qutuldaruurig ah saaka sida Sokorta,Burka,Bariiska,Saliida,Caano Booraha,iyo Timitra oo ah wax yaabaha loogu isticmaalka badan yahay sida caadiga ah xiliga Ramadaanka, waxaana la kala siisanayay saaka ,Sokorta loorka 910-Shilinka Soomaaliga ah oo u dhigantah 35-Doller,Buurka loorkii ayaa maraya 728-Shilinka Soomaaliga ah oo u dhigan tah 28-doller, Loorka Bariiska ah ayaa qaymo ahaan jooga suuqa  1,300 oo shilinka Soomaaliga ah oo u dhigantah 50- doller,20-Liitar qaarka Saliid ah ayaa ka maray suuqa saaka 702 Shilinka Soomaaliga ah oo u dhigan tah 27-Doller,caanah loo yaqaan boorah ayaa la siinaya halka gasac,520 Shilinka Soomaaliga ah oo u dhigan taha 20-Doller iyo Timirta halkaa Kartoon ayaa lakala Iibsanaya saaka 234 oo shilinka Soomaaliga ah oo u dhigantaha 9- Doller,guud ahaan suuqyada lagu Iibayo macayshada ayaa laga dareemaya sare u kac dhanka sicirka bilashada Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO(SONNA):-Sarreeye Guuto Elio Manes ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka Taliyaha Howlgalka…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey

Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo kulan kula…

GudahaWararka
August 25, 2025

Taliyaha Guutada 10-aad oo Dhiirrigelin u Sameeyay Ciidamada Baladxaawo

Baladxaawo(SONNA) – Taliyaha Guutada 10-aad ee Qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Col. Cismaan Sheikh Cabdi Qorax, ayaa booqday…

GudahaWararka
June 10, 2025

Dadka ku barakacay duleedka Baladweyne oo loo sameeyay adeeg biyo dhaamin ah

Wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowladda federaalka  iyo Wasaaradda Tamarta Hirshabelle ayaa bilaabay biyo dhaamin loo  sameeynaayo ilaa 4 kun…

Wararka
September 30, 2020

Wasiir Fiqi” Wixii Siyaasad ah DF inay ka shaqeyso iyada ayaa ku filan, marka majirto sabab uu sii jiro xafiis QM oo siyaasad ka shaqeeya,”

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dalka isku…

GudahaWararka
November 3, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023