Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka
    November 8, 2025
    RW Ku-xigeenka “Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi loogu talagalay isbeddel iyo xalal-waara.”
    November 8, 2025
    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka
    November 8, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo WFP kala hadlay Isuduwidda Howlaha Gargaarka
    November 8, 2025
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qaybgalay shirka Wasiirrada dalxiiska Qaaradda Afrika
    November 8, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Saraakiisha Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo si diiran loogu soo dhaweeyay Doolow “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Saraakiisha Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo si diiran loogu soo dhaweeyay Doolow “SAWIRRO”
GudahaWararka

Saraakiisha Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo si diiran loogu soo dhaweeyay Doolow “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 21, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa safar shaqo u tegay Degmada Doolow ee Gobalka Gado, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Gobolka ku sugan, maamulka Gobolka iyo xubno kale.

Sarakiisha Maxkamadda ee gaaray Degmada Doolow waxaa hogaaminayay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad qeybta 27aad ee Ciidamada Qalbka sida Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdulle Aadan.

Saraakiisha ka socota Maxkamadda darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa u jeedka socdaalkooda la xiriirtaa maxkamadeynta askar dilal ka geystay Degmooyinka Doolow, Belad Xaawo iyo Luuq oo ka wada tirsan Gobolka Gedo.

Sidoo kale saraakiisha ayaa inta ay ku suganyihiin degmooyinka Gobalka Godo waxa ay kormeeri doonaan farumaha ciidanka, si loo dhiiri geliyo ciidamada qalabka sida ee ku sugan furumaha dagaalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya ahmiyadda ay leedahay…

November 8, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Argentine oo laga helay Karoona Fayras

Argentine.(SONNA):- Madaxweynah dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras. Madaxweynaha ayaa kusoo…

CaalamkaSiyaasaddaWararka
April 3, 2021

Taliyaha ciidan boliiska oo kormeeray ciidanka Darawiishta boliiska ee ku sugan degmada Cadale

Muqdisho,(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta…

GudahaWararka
August 31, 2023

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay ammar lagu xirayo Dugsiyada Qur’aanka muddo labo Todobaad ah+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Owqaafka iyo arrimaha Diinta ee Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa Maanta oo Isniin ah ku dhowaaqay in…

Wararka
March 30, 2020

Kulan looga hadlayo amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro

Dhuusamareeb-(SONNA)-Wasiirka amniga Galmudug, Saraakiisha amaanka Dhusamareeb, Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud, Guddoomiyaha Degmada iyo madax kale ayaa ka wada hadlay adkaynta nabad…

Wararka
October 16, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023