Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    RW ku-xigeenka labaad ee XFS oo kormeeray goobihii ay Saameyeen Roobabkii Da’ay
    May 10, 2025
    Madaxweynaha JFS oo qaabilay hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo
    May 10, 2025
    Dadkii dhibaatada ka soo gaartay Roobkii ka da’ay caasimadda oo Gurmad la gaarsiinayo
    May 10, 2025
    𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐡𝐨𝐰𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐞𝐲 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨
    May 10, 2025
    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo warbixin kasoo saaray xaaladda ka dhalatay Roobabka da’ay Caasimadda
    May 10, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordheysa
    May 9, 2025
    Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah
    May 4, 2025
    Ingiriiska oo ku baaqay in la  qaado xayiraadda gargaarka ee Gaza
    May 2, 2025
    2-kun oo naftooda ku waayey dagaalka Gaza,kadib bishii March
    April 25, 2025
    Weerarada Israel oo sii socda & dhibanayaal badan oo u baahan daaweyn dhanka dibadda ah
    April 11, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
    ‘Khawaarij Kaba ku Tukade Inta aan ka aqaano ayaa idinkaga filan’ (WARBIXIN)
    April 23, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo casho sharaf  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo madaxda Hormuud oo wada hadal yeeshay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo madaxda Hormuud oo wada hadal yeeshay
GudahaWararka

Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo madaxda Hormuud oo wada hadal yeeshay

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 17, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha ammaanka iyo shirkadda Hormuud ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta danta guud si waafaqsan shuruucda dalka.

Kulanka waxaa xal looga gaaray caqabado taagnaa, kuwaas oo loo xalliyay si ay ku jirto maslaxadda guud ee dalka, wuxuuna kulanku ku dhamaaday jawi wanaagsan.

Dowladda Soomaaliya waxa ay u taagan tahay ilaalinta amniga iyo bad qabka muwaaddiniinta Soomaaliyeed iyo hantidooda, iyada oo mar kasta dhawraysa sharciga.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

RW ku-xigeenka labaad ee XFS oo kormeeray goobihii ay Saameyeen Roobabkii Da’ay

Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid oo hoggaaminayey…

May 10, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in saraakiil ciidan la xiray

Maxaas-(SONNA)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in saraakiil ciidan xabsiga loo taxaabay, lana horgeyn doono maxkamadda ciidamada qalabka sida, si loogu…

GudahaWararka
September 6, 2023

Xuska Maalinta Ciidanka Cirka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA) Munaasabadan lagu weyneynayay 60 sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska ciidanka cirka ee xooga dalka oo ay…

Wararka
February 15, 2020

Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in xilligaan lagu soo duulay diinta & dalka

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyey munaasadda…

GudahaWararka
November 2, 2023

Ciidanka Puntland oo qabtay horjooge sare oo ka tirsanaa Daacish

Boosaaso (SONNA): Ciidanka Daraawiishta Puntland ee dagaalka kula jira Khawaarijta Daacish ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad ayaa ayaa soo bandhigay…

GudahaWararka
February 3, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023