Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    February 27, 2026
    Wasiirka shaqada XFS oo ka qayb galay kulamo heer wasiir ah oo soo qaban qaabisay haya’adda shaqaalaha Adduunka
    February 27, 2026
    Guddoomiyaha SODMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dhuusamareeb
    February 27, 2026
    Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka
    February 27, 2026
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u Naxariistee Marxuum Saciid Maxamuud Axmed (Saciid Sonna
    February 27, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Safiirka Turkiga ee JFS oo ka qeyb-galay xuska aas-aas-ka Midowga Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Turkiga ee JFS oo ka qeyb-galay xuska aas-aas-ka Midowga Afrika
GudahaWararka

Safiirka Turkiga ee JFS oo ka qeyb-galay xuska aas-aas-ka Midowga Afrika

By Abdulkadir
Last updated: May 26, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA);-Safiirka Turkiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Fatxu-diin Maxamed Cali ayaa shalay kaga qayb galay magaalada Ankara xaflad aad loo soo abaabulay oo lagu xusayay 61-guuradi ka soo wareegtay aasaaskii Ururka Midowga Africa.

Munaasabadda oo heerkeedu sarreeyo waxaa ka qeyb-galay danjirayaasha Afrikaanka ah, iyo madax kale oo ka socday dowlada Türkiye, iyadoo madasha laga sheegay muhiimadda midnimada iyo wadajirka qaaradda u leedahay horumarka dadkeeda.

Dhanka kale Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Mudane Cabdiladiif Maxamuud Cali ayaa shalay kala qayb galay munaasabadda maalinta Afrika ee sanad walba maanta oo kale la xuso taasoo lagu qabtay fagaaraha wayn ee Kololo ee magaaladan Kampala.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkan Uganda ayaa halkaas kusoo bandhigay dhaqankeena iyo astaanta qarankeena iyo ciyaaro dhaqameed lagu muujinayay waxyaabaha dadkeena iyo dalkeenu gaarka u leeyihiin.

Sidoo kale jaaliyadaha kala duwan ee dalalka Afrika ayaa halkaas iyaguna kusoo bandhigay dhaqamadooda iyo waxyaabaha ay gaarka u leeyihiin

Xaflado lagu wayneynayo maalinta wayn ee aas-aas-ka Midowga Afrika ee ku beegan 25-ka May 1963 ayaa ka kala dhacaya gudaha iyo meelo badan ee dalka dibadiisa ah kuwaas oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 27-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh…

February 27, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada London ee dalka Ingiriiska

London (SONNA): Shirweynihii 9-aad ee golaha qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo ay ka soo…

GudahaWararka
December 19, 2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta dhallinyarada adduunka ee 12-ka Ogoosto

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta dhallinyarada…

WararkaWargayska
August 12, 2020

Wasiir Biixi oo loo doortay hoggaanka madasha iskaashiga maaliyadda bariga Afrika

Addis Ababa-(SONNA)-Wasiirka maaliyadda Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige ayaa loo doortay hoggaanka madasha iskaashiga maaliyadda dalalka geeska Afrika (Horn of…

GudahaWararka
February 20, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ergay ka socda madaxweynaha Uganda

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah…

Wararka
June 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023