Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Safiirka Soomaaliya u fadhiya London oo waraaqaha aqoonsiga u gudbiyey Boqorka dalka ingiriiska
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Soomaaliya u fadhiya London oo waraaqaha aqoonsiga u gudbiyey Boqorka dalka ingiriiska
GudahaWararka

Safiirka Soomaaliya u fadhiya London oo waraaqaha aqoonsiga u gudbiyey Boqorka dalka ingiriiska

By SB
Last updated: May 2, 2025
2 Min Read
Share

Safiirka Soomaaliya u fadhiya London oo waraaqaha aqoonsiga u gudbiyey Boqorka dalka ingiriiska,Qasriga Boqortooyada ee magaalada London ayuu kaga gudoomay Boqor Charles III Nuqulkii Rasmiga ahaa ee Waraaqihiisii aqoonsig,munaasabada qaabilaada ayaa aheyd mid u dhacday si hab maamuuska sare leh.

Munaasabadda waxaa goob joog ka ahaa Musuu’liyiin ka tirsan Aqalka Boqortooyada, Madaxa diblimaaasoyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ingiriiska iyo La Taliyaha Koowaad iyo La Taliya Labaad ee Safaardaa mudane Dayib Sh. Mohamud Ahmed iyo mudane Abdi Ali Muse.

masuuliyiin ka tirsan Waaxda Hab maamuuska Boqortooyada ingriiska & Masuuliyiin ka socday Safaarada soomaaliya ee dalka Ingiriiska,

Danjire Cabdulqaadir Cabdi Xaashi. wax uu ahaa Xoghayaha koowaad ee safaarada Soomaaliya ee UK burburkii ka hor, sidoo kale waxa uu soo noqday Xoghayahe labaad ee safaarada Soomaaliya ee dalka canada,

kadib bur burki soomaaliya waxa uu Waxbarasho u aaday dalka Mareykanka, isagoo ka soo laabtay 2010,markaasina waxa uu noqday wasiiru dowladaha qorsheynta maamulka Puntland.

Kadibna waxa uu noqday xildhibaan ka tirsan baarlamankii 9aad ee DFS federaal a 2012,2015 waxaa loo magacaabay wasiirka wasaaradad dastuurka dowladda Federaalka,2016 waxa uu noqday wasiirka waxbarashada iyo hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya

Dabayaaqaddii sanadkii tagay ayaa loo magacaabay safiirka dalka UK waxuuna soo gaaray UK horaantii Janaayo ee sanadkan, haatan ayaana si rasmiga ah looga gudoomay waraqaaha danjirenimo ee danjiraha safarada soomaaliya ee UK

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ugu yaraan 20 qof oo mudaaharaadayaal ah ah ayaa lagu dilay Myanmar

Myanmar.(SONNA):- Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa dhintay , kadib markii ciidanka Myanmar ay rasaas ku fureen mudaaharaadayaal…

CaalamkaWararka
April 10, 2021

Baarlaamka Federaalka oo ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2020

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka…

Wararka
December 31, 2019

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay Hanaanka tamarta Caafimaadka

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay kulan duceed gaar ah…

GudahaWararka
December 4, 2023

Dowladda Soomaliya oo ku dhawaaqday in cafis loo fidin doono dhallinyaradda kasoo laabata fikirka khawaariijta(Warbixin)

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaliya oo ku dhawaaqday in ay cafis u fidin doonto dhalinyaradda kasoo laabata fikirka khawaariijta. Dowladda Soomaliya oo dagaal…

MaqaalladaWararka
January 21, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023