Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo soo dhoweeyay qorshaha bixitaanka ATMIS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo soo dhoweeyay qorshaha bixitaanka ATMIS
GudahaWararka

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo soo dhoweeyay qorshaha bixitaanka ATMIS

By Abdulkadir
Last updated: January 30, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya  Amb Larry Andre ayaa wareeysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka kaga hadlay bixitaanka ciidamada howlgalka Midawga Afrika ee ATMIS taa oo ay horay dowladda u shaacisay in ay dalka isaga baxayaan dhammaadka 2024, si buuxdana guud ahaan amniga dalka ay ula wareegi doonaan ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.

Safiirka ayaa sheegay in ay muhiim tahay dhaqan galinta qorshaha kala guurka ah ee xiliga ciidanka Qalabka Sida ay kala wareegayaan ATMIS guud ahaan ammaanka dalka, islamarkaana ka bixitaanka ciidanka amisom ee Soomaaliya kadib amnigu ay dowladdu la wareegto, dhamaadka 2024.

“Waa muhiim qorshaha kala guurka ah ee xiligan ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed ay kala wareegayaan guud ahaan ammaanka dalka, islamarkaana ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya kadib amnigu ay dowladdu la wareegto, dhamaadka 2024” ayuu yiri safiirka Mareykanka.

Amb Larry Andre ayaa timaamay in loo baahanyahay qorshe iyo isku dabarida howlahaasi oo wadajira ah si wanaagsan looga wada shaqeeyo oo la iskula  xiriiro, ATMIS ay dowr muhiim ah ay ka cayaarto sidii loo dhameystiri lahaa guulihii nabadda iyo amni ku soo dabaalidda ee qorshuhu ahaa, iyagoo talaabo kasta la kaashanaya ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.

Dhanka kale safiirka ayaa bogaadiyay shaqada wakiilka Midowaga Afrika Amb. Mohammed El-Amine Souef. ,waxa uuna yiri  “runtii waan u riyaaqay shaqadiisa waa qabiir, waa shaqsi leh xirfada wanaagsan oo dhanka diplomaasiyadda ah, wuxuu ka soo shaqeeyey wadamo badan oo ay kajiraan xasarado, sidoo kale dalkiisa wasiir arimo dibadeed ahaan ugu soo shaqeeyey, wuxuu ku guulaysan karaa isku xir wanaagsna uu u sameeyeyo wada shaqeynta ciidanka Soomaaliyeed iyo howlgalka midowga Afrika.

Ciidanka ATMIS ayaa mudda joogay Soomaaliya kuwaa oo dowladda ka tageerayay arrimaha amniga iyo dagaallada ka dhanka ah khawaarijta ayaa lagu wadaa in dhamaadka sanadka 2024 ay isaga baxaan guud ahaan dalka,waxaana amniga dalka la wareegayo sida la qorsheeyay ciidamada Qaranka oo xiligan ku filan sugida amniga guud ahaan dalka.

 

 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaad dadweyne ah

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta150 xarumo caafimaadka dadweynaha ah oo…

GudahaWararka
October 1, 2025

Xulka Qaranka ee 17-jirada Soomaaliya oo guul ka gaaray ciyaar xiiso badan ay la yeesheen dhiggooda Suudaan

Muqdisho,(SONNA):- Xulka Qaranka ee 17 jirada Soomaaliya ayaa guul ka gaaray kulan xiiso leh oo ay la ciyaareen dhigooda 17…

CiyaarahaGudaha
December 21, 2024

Colaad Beeleed ka jirtay Miyiga Gobolka Mudug oo lasoo Afjaray

Gaalkacyo-(SONNA)-Wax garadka iyo Salaaddiinta Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in ay  xal ka gaaraan colaado ku saleysan aanooyin Qabiil oo…

Wararka
November 30, 2019

Ciidanka Xoogga oo wada howlgallo Al-shabaab Looga saarayo deegaanno ka tirsan Galmudug

Galkacyo (SONNA)…Taliyaha qaybta 21-aad  ee Ciidanka Xoogga Dalka  C/Casiis C/Laahi "Qooje iyo ciidamo uu wato oo gaaray deegaanka Camaara ee…

Wararka
April 11, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023