Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay aqoon-kororsi ku saabsan horumarka la hiigsanayo 2030-ka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay aqoon-kororsi ku saabsan horumarka la hiigsanayo 2030-ka
GudahaWararka

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay aqoon-kororsi ku saabsan horumarka la hiigsanayo 2030-ka

By Dahir Aadan Cali
Last updated: September 14, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNNA):- Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay aqoon-kororsi ku saabsan dardar gelinta horumarka laga gaaray Ajendaha 2030-ka.

Munaasabaddan oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Xarunta Shiinaha ee Caalamiyaynta iyo Qaramada Midoobayย  ayaa ujeedadeedu ahayd in lagaga wada hadlo doorka Shiinuhu ka qaadanayo dardar gelinta Yoolalka Horumarineed ee (Sustainable Development Goals (SDGs).

Aqoon-kororsigan ayaa lagu soo bandhigay aragtiyo qiimo leh oo ku saabsan guulaha Shiinaha, caqabadaha, iyo fursadaha la xiriira yoolalla horumarineed ee (SDGs), ka hor shirwaynaha Yoolalk horumarimeed (SDG) ee 2023 ee New York.

Danjire Kullane, ayaa sidoo kale, madasha kaga qeyb galay dood cilmiyeed ku saabsan doorka Shiinaha iyo ka qayb qaadashada dardargelinta horumarka laga gaaray SDGs ee dibadda, wuxuuna hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in wax laga qabto isbeddelka cimilada, sinnaan la’aanta dakhliga, iyo caqabadaha jira si loo horumariyo (SDGs).

Wuxuu Danjire Cawaale Kullane bogaadiyay sida ay Shiinaha uga go’an tahay dhimista faqriga, wuxuuna carrabka ku adkeeyay suurtagalnimada kaalmada horumarineed ee Shiinaha.

Ugu dambeyn, Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa ku baaqay in la iska kaashado joogtaynta iyo ka-qaybgalka wax ka qabashada caqabadaha kala duwan ee jira, dardar gelinta iyo kobcinta bulsho caddaalad iyo Barwaaqo ku dhisan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda FS oo dalka ku soo celisay kalluumaysato ku lumay Badaha caalamiga ah

Muqdishoย  (SONNA): Kadib 25 maalmood oo murugo iyo halis ah oo ay ku qabeen Badweynta Hindiya, laba kalluumaysato Soomaali ah,…

GudahaWararka
January 13, 2025

Ciidamada amniga caasimadda oo gacanta ku dhigay kooxo hubeysan oo dadka dhac u geysanayay

Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada amniga degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay labo nin oo hubeysan, kuwaas…

GudahaWararka
January 14, 2023

Golaha Shacabka oo Akhrinta koowaad marsiiyey Hindise Sharciyeedka macaamilka Danabeysan

Muqdisho-Soomaaliy 03, October, 2025: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad…

GudahaWararka
November 3, 2025

Taliye Xijaar oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid taliye kuxigeenkii Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA) Alla ha u naxriistee waxaa dalka Ingiriiska caasimaddiisa London ku geeriyooday Taliye kuxigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi…

WararkaWargayska
October 20, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023