Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Safaarrada Soomaaliya ee Itoobiya oo faah faahin ka bixisay hakadka ku yimid dalka ku galkii Caafimaad ee India
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safaarrada Soomaaliya ee Itoobiya oo faah faahin ka bixisay hakadka ku yimid dalka ku galkii Caafimaad ee India
GudahaWararka

Safaarrada Soomaaliya ee Itoobiya oo faah faahin ka bixisay hakadka ku yimid dalka ku galkii Caafimaad ee India

By Bile
Last updated: February 24, 2024
2 Min Read
Share

Addis Ababa-(SONNA)-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay hakad ku yimi dalku galka ama visaha caafimaad ee dalka India oo ay si fudud ku heli jireen mudawaadiniinta Soomaaliyeed ee arrimaha caafimaadka ugu socdaalaya dalka Hindiya.

Helitaanka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Visaha caafimaadka Hindiya waxaa goor horeba hirgelisay oo dadaal iyo waqti badan ku bixisay Safaaradda JFS ee dalka Ethiopia, iyadoo dhammaan muwaadiniinta u fududayn jirtay warqadaha ay uga baahdaan safaaradda.

Xoghayaha koowaad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia Mustaf Mahdi Canshuur ayaa warbaahinta Qaranka uga waramay waxyaalaha kallifay hakadka ku yimi helitaanka dal ku galka caafimaadka ee  Hindiya oo ay si fudud ku heli jireen muwaadiniinta Soomaaliyeed, wuxuuna tilmaamay in labada warqadood ee ay bulshadu ka qaataan safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa ay maraan dariiqa saxda ah ayna yihiin document dawladeed oo sax ah, balse ay jiraan docuemen-tiyo dheeraad ah oo ay dadku iyagu la tagi jireen safaaradda Hindiya kuwaas oo khaladadaad badan ka soo laabteen, isla markaana sababay in safaaradda Hindiya ee Addis Ababa ku soo celiso.

Safaaradda JFS ee Addis Ababa waxay intaa ku dartay in Safaaradda Dawladda Hindiya ee dalka Ethiopia ay iyadu mas’uul ka tahay bixinta Visaha caafimaadka dalkeeda, loona baahan yahay in dadku iska soo saxaan waxyaalaha ka khaldan warqadahooda caafimaadka ee ay la tagi jireen safaaradda Hindiya ee Addis Ababa.

Xoghaye Mustafe waxa uu intaa ku daray inuu jiro qorshe baaxad leh oo ay wado safaaradda JFS ee Addis Ababa, isla markaana ay dedaal ku bixinayso hagaajinta iyo dib u habaynta hawlaha la xiriira Visaha caafimaadka Hindiya.

Safaaradda JFS ee Addis Ababa waxay marwalba u taagan tahay caawinta iyo u adeegida bulshada Soomaaliyeed ee arrimaha caafimaad ugu socda dalka Hindiya.

 

TAGGED:Safaarrada Soomaaliya ee Itoobiya oo faah faahin ka bixisay hakadka ku yimid dalka ku galkii Caafimaad ee India
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)

Qormadaani waxa aan si qoto dheer ah ugu hadli doonaa Iskaashiga weyn ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano “BRICS”…

GudahaMaqaalladaWararka
July 12, 2025

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga caasimada

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ku saabsan…

GudahaWararka
July 29, 2023

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta oo abaalmarin guddoonsiisay warbaahinta Qaranka

Makka (SONNA): Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS ayaa Shahaado Sharaf ku abaal marisay Warbaahinta Qaranka oo shaqo wanaagsan ka…

GudahaWararka
June 26, 2024

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo la kulmay taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye…

GudahaWararka
January 13, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023