Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan oo ku guuleysatay xalinta Caqabado soo wajahay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan oo ku guuleysatay xalinta Caqabado soo wajahay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi
Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan oo ku guuleysatay xalinta Caqabado soo wajahay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 17, 2020
2 Min Read
Share

Khaartuum(SONNA) Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa maalmahan waxaa ay sheegayeen in caqabado ay ka haystaan  isbedello la sheegay in lagu sameeyey qidmadda adeegga Ciqaamada dal kujoogga ee dalkaasi Suudaan oo lacago lagu kordhiyay,taasi oo ay sheegeen in  saameyn xooggan ay ku yeelatay guud ahaan jaaliyadda Soomaaliyeed.

Safiirka Soomaaliya ee Suudaan Amb, Maxamed Sheekh Isxaaq oo u waramay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in ay ku guuleysteen xal u helidda caqabadaha soo wajahay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi oo ah lacago lagu kordhiyay qidmadda adeega Ciqaamada,kadib kulan ay la qaateen mas”uuliyiin ka tirsan wasaaradda Arrimaha dibadda ee Suudaan.

” Dhamaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Suudaan waxaan ugu bishaareyneeynaa in Safaaraddu ay ku guuleysatey in ay xal kumeel gaar ah u heshay Arrimihii beriyahaan taagnaa ee laxariirey lacagaha lagu kordhiyay iqaamada dadka haysta Baasaboorka Soomaaliga, kadib markii aan la kulaney Jihooyinkii ay khuseeysey arrintaasi”. ayuu yiri Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq oo SONNA la hadlay.

Dhanka kale Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee wadanka Suudaan Mudane Mohamed sheekh isxaaq oo uu ku wehliyo uqeybsanahay arrimaha Ganacsiga Yuusuf Ahmed jeego ayaa dhawaan La kulmay maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Hawada ee wadanka Suudaan Mudane Ibrahim Adalaan Ibrahim,waxayna kawada Hadleen waxyaabo khuseeya Danaha labadadal ee walaalaha ah iyo adkeynta iskaashiga,fududeynta dadka Soomaaliyeed ee dalkooda dib ugu laabanaya,maadaama Covid-19 uu dad badan xayiray.

Sidoo kale  xiriika labada wadan kulankaasi ayaa sidoo kale looga hadley in ay is dhaafsadaan khibrad iyo booqosho labada Hay’adood Soomaaliya iyo Suudan,Wuxuu Safiirka ka codsadey in ay tababaro siiyaan saraakiil ka socota Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya.

Dalka Suudaan oo kamid ah wadamada Carabta oo xiriirka dhow la leh Soomaaliya waxaa kunool bulsho badan oo Soomaaliyeed,kuwaasi oo isugu jira Arday,Ganacsato iyo dad kale oo halkaasi deegaansanaya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kulanka maamulka Sanduuqa Wadajirka Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda FS ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulanka maamulka Sanduuqa Wadajirka…

GudahaWararka
October 6, 2025

R/wasaaraha XFS oo sheegay in madaxda xisbiyada uu kala hadlayo arrimaha doorashooyinka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee walaaca ka muujiyay guddiyada…

Wararka
November 25, 2020

Britain oo qaabbilaysa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah

London-(SONNA)-Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhowaaqday qorshe ay dib u dejin ugu samaynayso 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo…

CaalamkaWararkaWargayska
August 18, 2021

Wasiir Beene-beene oo bogaadiyay dedaallada horumarineed ee ka socda koofur galbeed

Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa bogaadiyay dedaallada dowlad goboleedka ee la xiriira…

GudahaWararka
March 6, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023