Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Safaaradda Mareykanka ee Ciraaq oo digniin u dirtay muwaadiniinteeda jooga Ciraaq
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Safaaradda Mareykanka ee Ciraaq oo digniin u dirtay muwaadiniinteeda jooga Ciraaq
Wararka

Safaaradda Mareykanka ee Ciraaq oo digniin u dirtay muwaadiniinteeda jooga Ciraaq

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 24, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxay digniin ugu dirtay Muwaadiniinta Mareykanka ah ee ku sugan gudaha dalka Ciraaq iyo kuwa doonaya inay yimaadaan dalkaasi,iyadoo ku wargelisay in aysan usoo safri karin magaalooyinka kala duwan ee dalka Ciraaq.

Muwaadiniinteeda degan caasimadda Baqdaad iyo deegaanada kale ee Ciraaq ayaa lagu adkeeyey inaysan usoo dhowaan dhismaha iyo xarunta safaaradda Maraykanka oo ku taalla aagga cagaaran ee bartamaha caasimada dalkaasi Ciraaq ee Baqdaad.

Safaaradda ayaa sidoo kale muwaadiniinta Mareykanka u sheegtay inay ka fogaadaan meelaha ay ka socdaan banaan-baxyada kala duwan isla markaana ay la socdaan warbaahinta gudaha si ay u helaan wararka cusub ee kusoo kordha gudaha dalka Ciraaq ayna muhiim tahay inay feejignaan muujiyaan haddii ay xaaladdu sii xumaato.

Dawladda maraykanka ayaa heegan dheeraad ah gelisay safaaradda ay ku leedahay dalka Ciraaq iyo dhamaan safaaradaha kale ee caalamka ugu yaalla kadib markii ciidankeedu ay duqayn ku dileen talihii ciidanka kacaanka Iiraan ee Qudus Qaasim Suleymaani.

Sidoo kale go’aankii ay Barlamaanka Ciraaq gaareen ee ahaa in ay dalka Ciraaq ka baxaan ciidamada Maraykanka ee jooga gudaha dalkaasi ayaa noqday go’aan welwel xoog leh ku reebay Maraykanka oo ilaa hada ka cabsi qaba in weeraro kale loo gaysto safaaradiisa Baqdaad iyo ciidamada ka jooga gobolada dalka Ciraaq ama ay waxyeelo gaarto muwaadiniinta maraykanka ah ee jooga dalkaasi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda gobolka Banaadir oo u fariisatay dacwad ka dhan ah eedaysanayaal loo haysto Musuq maasuq

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageeysiga Dacwad loo heysto Saraakiil ka Tirsan Hey'ada Socdaalka iyo Jinsiyadda,oo ku…

GudahaWararka
August 27, 2023

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaariisay Aadan-Yabaal

Muqdisho(SONNA):-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa maanta 11 gaadiid ah oo sida shixnado kala duwan oo gargaar ah…

GudahaWararka
March 3, 2025

R/Wasaare Rooble oo la kulmay xubno ka socday beesha caalamka

Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa manta magaalad Muqdisho kulan kula qaatay saaxibadda beesha caalamka ee daneeya dalka…

Wararka
February 24, 2021

Ra’iisulwasaaraha XFS oo safar ugu baxay dalka Marooko

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u ambo-baxay dalka Marooko, halkaas oo uu kaga…

GudahaWararka
November 25, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023