Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Roobab ka da’ay magaalada Beledweyne oo saameeyey xaafadaha magaalada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Roobab ka da’ay magaalada Beledweyne oo saameeyey xaafadaha magaalada
GudahaWararka

Roobab ka da’ay magaalada Beledweyne oo saameeyey xaafadaha magaalada

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 6, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Ku dhawaad 300 Qoys ayaa ka barakacay guryahooda ka dib markii uu saameeyey Roobab saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada Beledweyne ee Caasimadda gobolka Hiiraan.

Roobabka ka daโ€™ay magaalada ayaa saameen ku yeeshay dadka magaalada, iyaga oo dadka ka barakaceen guryahooda, xilli ay deegaan sadeen duuleedka magaalada gaar ahaan Ceeljaalle.

Waddooyinka magaalada Baladweyne ayaa lagu arkayay bulshada magaalada oo ka barakacaya guryahooda iyaga oo duleedka magaalada maciin badan, ka gadaal markii ay saameeyeen Roobab wata daadat.

Qaar ka mid dadka magaalada oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa dowladda ka codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka ku barakacay daadadka, sidoo kale waxa ay sheegeen in magaalada ay ku soo hareen dad kooban.

Guud ahaan gobollada dalka waxaa ka curtay Roobka deyrta oo illaa hadda la sheegay in ay ku dhinteen dad gaaraya 25 ruux, iyada oo ay saameyn ku yeesheen 717, 825 kun oo qof, sida lagu sheegay bayaan maanta ka soo baxay shir uu Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka uu la yeeshay ganacsata dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiiru dowlaha Amniga โ€œSaraakiishii iyo ciidamadii ku lugta lahaa dilkii guddoomiyaha degmada Hodan gacanta ayaa lagu dhigayโ€

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu hayo saraakiishii iyo ciidankii ku lugta lahaa dilka…

Wararka
January 21, 2021

Ciidanka Xoogga Dalka oo kala wareegay ATMIS Saldhigga Kudhaa ee Jubbada Hoose

Kismaayo (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kala wareegay howlgalka ATMIS saldhigga Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo ka…

GudahaWararka
October 17, 2024

Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb galay shir looga hadlayay halka uu marayo dhaqaalaha dalka โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta Aaladda fogaan aragga uga qeyb galay…

Wararka
October 28, 2020

Guddiga adeegga Xajka oo shaaciyay shirkadda ku guuleysatay tartanka daabulka Xujeyda Soomaaliyeed 1446/2025

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga adeegga Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaaciyay shirkadda diyaaradeed ee ku guuleysatay tartanka daabulka Xujeyda…

GudahaWararka
October 2, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023