Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha aqalka sare oo ka qaybgalay fadhiga aqalka sare ee Ruushka
    June 4, 2025
    Fasaxa maalmaha ciidda Carafo
    June 4, 2025
    Taliyaha Booliska oo tababar u soo xiray saraakiil baaarayaal ah
    June 4, 2025
    SoDMA oo muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan ka hortagga ku takrifalka gargaarka bini’aadannimo
    June 4, 2025
    Wasiirka Shaqada XFS oo Geneva kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Turkiga
    June 4, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Ra’isulwasaare Kheyre oo magaacabay guddi Aaska qaran u sameeynaayo Ra’isulwasaarihii hore ee dalka oo shalay geeriyooday
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Ra’isulwasaare Kheyre oo magaacabay guddi Aaska qaran u sameeynaayo Ra’isulwasaarihii hore ee dalka oo shalay geeriyooday
Wararka

Ra’isulwasaare Kheyre oo magaacabay guddi Aaska qaran u sameeynaayo Ra’isulwasaarihii hore ee dalka oo shalay geeriyooday

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 13, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho:(SONNA)-Ra’isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka oo ku geeriyooday magaalada ankara ee dalka  Turkiga .

Guddiga waxaa uu ka kooban yahay xubnaha hoos ku qoran

1- Mahdi Maxamed Guuleed Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS       :Guddoomiye.
2- Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibaddaa                    :Xubin.
3. Mohamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta              : Xubin
4. Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Gudaha                  :Xubin
5. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada                                 :Xubin
6. Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada                    : Xubin
7. Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka                          :Xubin.
8. Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidka    :Xubin.
9. Maxamuud Xayir Ibraahim  Wasiiru dawlaha Maaliyadda         : Xubin

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Guddoomiyaha aqalka sare oo ka qaybgalay fadhiga aqalka sare ee Ruushka

Moscow (SONNA): Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo…

June 4, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Qaranka ayaa dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab. (Wasiir) oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa…

GudahaWararka
December 17, 2022

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku tukaday AUN Marxuun Maxamed Cumar Saalixi “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum…

GudahaWararka
September 3, 2021

Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo Shaaciyay waqtiga la qabanayo dhismaha hoggaanka ururka  

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Ururka dhakhaatiirta aqoonyahanno iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgaslay kulan looga hadlaayey dhismaha hoggaan cudub…

Gudaha
January 27, 2023

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la qaatay safiirka Maraykanka

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka FS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay safiirka cusub ee…

GudahaWararka
June 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023