Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa mudane Cabdulqaadir kula dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.