Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisul Wasaare Xamsa ” Nus milyan Soomaali ah ayaa banaanka tuban oo guryahooda ka baxay”.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul Wasaare Xamsa ” Nus milyan Soomaali ah ayaa banaanka tuban oo guryahooda ka baxay”.
GudahaWararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa ” Nus milyan Soomaali ah ayaa banaanka tuban oo guryahooda ka baxay”.

By Bile
Last updated: November 11, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya kaas oo lagu soo bandhigayo fursadaha maalgashi ee kheyraadka badaheenna ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka dhashay roobabka mahiigaanka ah ee dalka ka da’ay.

Ra’iisal Wasaare Xamsa ayaa sheegay inay heleen labo fariin oo muhiim, kuwaas oo ka yimid shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir, fariimahaas oo kale ah in wax laga qabto daadadka ka dhashay roobabka ka da’ay magaalada ee xiray waddooyinka qaar iyo in la qaado dhagaxyada ku xiran waddooyinka caasimada, kuwaas oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha, maaddaama amniga magaalada Muqdisho uu soo hagaagay.

Sidoo kale, Ra’iisal Wasaare Xamsa ayaa sheegay in daadadka ka dhashay roobabka mahiigaanka ah ee dalka ka da’ay ay dhibaato u geysteen dad ka badan nus milyan, kuwaas oo ka barakacay guryihii ay ku noolaayeen.

“Waxaa dhibaato weyn oo roobku geystay ka jirta illaa  labaatan iyo dhowr degmo oo dalka kamid ah, waxaan cabsi weyn ka qabta in Wabiga shabeelle uu yimaado uu qaado dadka reer Beledweyne iyo magaalooyinka kale ee dhaca Wabiga jiinkiisa. Waxaan la nool nahay barwaaqo iyo dhibaato aan isku tagi karin” ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Xamsa.

Mudane xamse oo khubaddiisa kaga hadlay dhinaco fara badan ayaa xusay in dhibaatooyinka dalka ka jira ee looga faa’ideysan la’yahay kheyraadka dalka dhex ceegaaga inay kamid yihiin xasilooni daro, colaadda iyo dhibaatooyin kale, waxaana uu tilmaamay in loo baahan yahay isbeddal dhab ah iyo in qofka Soomaaliga ah la yimaado maskax togan iyo hab feker ku dhisan mustaqbalka dalka.

Wuxuu amray ciidamada qalabka sida ee ku sugan deegaannada ay saameeyeen roobabka inay si deg deg ah uga qeyb qaataan gurmadka dadka nugul ee waayeelka, haweenka iyo carruurta isugu jira.

“Ciidamada qalabka sida qaybahooda kala duwan ee ku sugan deegaannada ay saamaysay roobabka waa inay si degdeg ah qayb uga qaataan gurmadka dadka nugul ee waayeelka iyo caruurta isugu jira”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xooggan gelisay sidii loogu gurman lahaa shacabka Soomaaliyeed ee guryahooda uga barakacay daadadka iyo sidii loo badbaadin lahaa kuwa ku xaniban biyaha.

TAGGED:Ra’iisul Wasaare Xamsa " Nus milyan Soomaali ah ayaa banaanka tuban oo guryahooda ka baxay".
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah mas’uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Waxbarashada oo Muqdisho ka furtay Shirweynahii Shanaad ee Machadka Cilmi baarista Soomaaliyeed +Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay…

Wararka
November 12, 2019

Ciidanka Xoogga oo Howl-gallo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay Sh/ Hoose

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amniga degmada Walaweyn ayaa howlgal wadajir ah ka sameeyeen tuulooyin hoostaga Degmada Walanweyn ee Gobolka…

Gudaha
August 13, 2021

Ukrine:Blinken oo safar aan la shaacin ku tagay Kyiv

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay magaalada Kyiv, taasoo ah…

Caalamka
September 6, 2023

Madaxda Hay’adaha Amniga iyo M/G Banaadir oo yeeshay kulan looga hadlay amniga maalmaha Ciida

Muqdisho(SONNA):-Saraakiisha Hay’adaha Ammaanka iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo yeeshay kulan lagaga hadlay amniga maalmaha barakaysan ee Ciida. Taliyaha Ciidanka Booliska,…

GudahaWararka
June 6, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023