Ra’iisul Wasaare Rooble oo xeebta Liido waqti kula qaatay shacabkii usoo nasasho tagay “Sawirro”

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho tagay, waxa uuna bulshada ku boorriyay in ay qeyb ka qaataan nabadda iyo xasilloonida caasimadda iyo guud ahaan dalka.

 

 

 

La wadaag cid kale