Muqdisho (SONNA)-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf mahadcelin ah u sameeyay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ka dib shirkii guusha ku soo dhammaaday ee Golaha Wadatashiga Qaran.