MUQDISHO (SONNA)- Raโiisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga & Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elburgi Johansen.
Ra’iisul wasaaraha iyo danjireyaasha ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Raโiisul Wasaare Rooble.