Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay madaxda Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle

La wadaag cid kale

SONNA (MUQDISHO)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleesyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ka hor Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ka furmaya Muqdisho. Dhammaan madaxda Dowlad-goboleedyada ayaa soo gaaray Muqdisho.

La wadaag cid kale