Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta XFS .
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiiro ka tirsan XFS, wasiirada Isgaarsiinta Dowlad Goboleedyada , Bulshada Rayidka, xubno ka socda Akadeemiyadda, bahda Jaamacadaha,ย shirkadaha Tiknoolajiyadda iyo marti sharaf kale.