Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka
GudahaWararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka

By Abdulkadir
Last updated: April 14, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Ra”iisul wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirweynaha Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha oo markii ugu horreysay lagu qabanayo Soomaaliya.

Shirkan oo ayaa soo qaban qaabisay wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul insaanka ayaa looga hadlayaa ilaalinta iyo hormarinta arrimaha Xuquuqul Aadanaha,waxana ka qeygalay wasiirro, xildhibaanno katirsan BFS,xubno ka socda maamul goboleedyada, wakiilllo kale ee ka socda qar kamid ah beesha caalamka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo furay shirka ayaa wasaaradda Qoyska ku bogaadiyey qabashada shirweynahan, isagoo sheegay inay Soomaaliya ku jirto waqti wanaagsan islamarkaana dowladda u tahay ilaalinta Xaquuqul Insaanka tiirarka ugu wayn.

“Waxaa la joogaa waqtigii ay Soomaaliya hoggaan u noqon laheyd dhowridda xuquuqda aadanaha.” Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka Cabdisalaan Cabdi Cali.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa sheegtay in shirkan muhiim gaar ah u leedahay maadaama ay tahay markii ugu horeeysay oo shir noocan oo kale ah lagu qabtay Soomaaliya, iyadoo tilmaamtay muhiimadda ay wasaaradda siinayso ilaalinta iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka Iyo dhowrista dadka jilicsan sida Haweenka, Caruurta iyo dadka Naafada ah.

“Shirweynahan waxaan kusoo bandhigeynaa sida ay soomaaliyada cusub hormar uga sameyneyso ilaalinta Xuquuqul insaanka waana markii ugu horeysay oo uu dalkeennu martigeliyo Shirweynahan” ayay tiri Wasiirka Qoyska iyo hormarinta Xuquuqul insaanka Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi

Kuxigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghaye guud ee Qaramada Midoobay Mr. Raisadom Zenenga iyo Safiirka UK ee Soomaaliya Ambassador Mike Nithavrianakis ayaa dowladda Soomaaliya ku bogaadiyey ilaalinta xuquuqda aadanaha, taaso oo ay sheegeen inay iyagana qeybtooda ka qaadanayaan la shaqeynta wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka si loo xoojiyo hormirinta arrimaha Xuquuqul Aadanaha.

Shirka mudda saddax cisha ah socon doono ayaa lagu soo bandhigayaa daraasado la xiriiro arimaha xuquul Aadanaha iyo sida ugu haboon ee loo ilaalin karo, sidoo kale waxaa shirka uu marti galin doonaa doodo la xariira Xuquuqda Aadanaha.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee AFRICOM oo booqday Xerada Kumandooska Danab ee Bali-doogle “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. Stephen J. Townsend, ayaa Booqasho ku tagey Xerada Ciidanka Kumandooska Danab ee…

GudahaWararka
July 29, 2021

Madaxweynaha JFS oo gaaray Uganda

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda…

GudahaWararka
May 11, 2026

Soomaaliya iyo Britain oo ka wada hadlay tayaynta waxbarashada aasaasiga ah

London-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka qeybgalay Shirka Golaha Waxbarashada Adduunka ee ka…

GudahaWararka
May 21, 2024

Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka oo la kulmay masuul ka tirsan hay’adda Boqor Salmaan

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlay fulinta mashaariic isugu jira gargaarka deg…

GudahaWararka
September 9, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023