Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya iyo Madaxweynaha Rwanda oo ka wada hadlay xaaladda gobolka Tigreega
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya iyo Madaxweynaha Rwanda oo ka wada hadlay xaaladda gobolka Tigreega
CaalamkaWararka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya iyo Madaxweynaha Rwanda oo ka wada hadlay xaaladda gobolka Tigreega

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 18, 2020
1 Min Read
Share

Kigali-(SONNA)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonne, ayaa saakay maagalada Kigali ee xarunta Rwanda kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Paul Kagame.

Waxaa ayna ka wada hadleen xaaladda gobalka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya halkaas oo dagaal socda 15 cisho uu ku dhaxmarayo ciiidanka dowladda iyo kuwa is-maaulka Tigreega.

Madaxweyne Kagame ayaa muujiyay sida loogu baahan yahay in nabadda iyo xasiloonida la soo celiyo oo xiisada la qaboojiyo.

Demeke Mekonne  ayaa sheegay in kooxda TPLF ay ku xadgudbeen dastuurka Itoobiya, iyagoo oo doorasho aan sharci ahayn qabsaday.

Wuxuuna tilmaamay in ay dalka ka abuureen colaad iyo rabashado islamarkaana ay shaki galiyeen sharciyada dowlada dhexe kadib markii ay weerareen taliska waqooyi ee ciidanka Itoobiya .

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya ayaa wada dadaal uu madaxda Afrika ku qancinayo in waxa ka socda Itoobiya ay yihiin howlgal sharciga lagu soo celinayo, waxaa uuna horay u booqday waddamada Kenya iyo Uganda halkaas oo uu kula kulmay madaxda hogaamisa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga dib u Eegista iyo la socodka Dastuurka oo la wareegay heshiisyadii ay gaareen Golaha wada tashiga

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Dib u Eegista iyo La Socodka higelinta Dastuurka Xildhibaan Xuseen Iidow oo uu wehliyo Xoghayaha guddiga Senator Siciid…

GudahaWararka
June 11, 2023

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhigtay hanaanka wadatashiga ee Istaraatiijiyada Jiilka shanaad (5G)

Muqdisho (SONNA):– Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta soo bandhigtay wada-tashiga qabyo-qoraalka Istaraatiijiyadda Qaran ee Jiilka Shanaad (National 5G Strategy).…

GudahaWararka
September 18, 2023

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray kooxaha iyo Gadiidka Gurmadka Deg-dega

Muqdisho-(SONNA)- Maamulka gobolka Benaadir ayaa heegan galiyay kooxaha gurmadka deg dega ah iyo nuucyada gaadiidka ay adeegsadaan si ay uga…

SawirroWararka
December 3, 2019

Maamulka Gobalka Banaadir oo shaaciyay xiliga la qabanayo Ciyaarta Finalka ee Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya

Muqdisho(SONNA)-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar…

GudahaWararka
July 27, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023