Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo maanta xilalka u kala warejiyay Wasiirada cusub ee Howlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha XFS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo maanta xilalka u kala warejiyay Wasiirada cusub ee Howlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha XFS
GudahaWararka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo maanta xilalka u kala warejiyay Wasiirada cusub ee Howlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha XFS

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: November 27, 2021
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadir ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradaha Howlaha guud iyo dib u dhiska Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo Wasiirka cusub ee Xanaanada Xoolaha mudane Maxamed Aadan Macallin kuwaas oo uu dhawaan xilalkooda isku shaandheeyay Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Munaasbad kooban oo ka dhacday xaruunta Wasaaradda Howlaha guud oo ay ka qeyb galeyn Ra’iisulwasaare ku xigeenka Dalka , Xildhibaano, madax ka socotay xafiiska Hanti-dhowrka iyo Masuuliyiinta iyo shaqaalaha labada wasaaradood ayeey ugu horey Agaasimaaysha Guud ee labada wasaaradood kusoo bandhigeen macluumaad ku saabsan wax qabadka labada wasiir mudadii ay xilalka kala hayeyn.

Wasiirka Cusub ee Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Maxamed Aadan Macallin Ayaa xusay in mudadii uu hayey xilka Wasaradda Howlaha Guud ay u suurogshay dardargelinta howlaha baaxada leh ee looga fadhiyay wasaaradda sida mashaariicyo kala duwan oo dhanka dhismaha ah maadaama uu dalku u gudbay marxalada dib u dhiska, loona baahanyahay in horumarin lagu sameeyo dhamaan kaabayaasha dhaqaalaha iyo in dib loo dhiso xaruumaha dowladda.

Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo horey u ahaa wasiirka Xanaanda xoolaha dhawaana uu Ra’iisul Wasaaraha u magacaabay Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa ugu horeyn Ballanqaaday inuu sii laba jibaari doono shaqada hufan ee uu Qaranka u hayo, wuxuuna dhinaca kale xusay in mudadii uu joogay ay ku guuleysteyn inay sare u qaadaan dhoofka Xoolaha Soomaaliya oo sanadkii hore gaaray Seddex Milyan iyo Boqol kun oo aysan ku jirin xoolaha xajka, Sidoo kale Wasiirka ayaa tilmaamay inay u suurogashay inad dowladda Sacuudiga kala heshiiyaan In hada wixii ka dambeeya ay si joogta u dhoofsadaan Xoolaha Soomaaliya iyadoo aysan jiri doonin wax shuruud ah marka laga soo tago in la Talaali doono Xoolaha, islamrakaana ay rajeenayaan inuu Sacuudiga sanadkiiba dhoofsan doono ku dhawaad Lix Milyan oo neef taas oo fursad weyn u noqon doonta Xoola dhaqatada Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahadi Maxamed Guuleed oo xilalka ku Kala wareejiyay Labada Wasiir ayaa kula dardaarmay inay sii kordhiyaan shaqada ay qaranka u hayaan maadama labada Wasaarood ay ka midyihiin kuwa dalka ugu muhiimsan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka wasaaradda beeraha dowladda FS oo Marroco uga qaybgalay shirka wasiirada beeraha Afrika

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda FS mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa dalka Marroco uga qaybgalay shirka meertada 33-aad…

GudahaWararka
April 20, 2024

Agaasimaha NISA oo kormeeray isbadalka amni ee suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha

Muqdisho (SONNA):- Agaasimaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Mahad Maxamed Salad ayaa maanta kormeeray isbadalka amni ee suuqa ugu…

GudahaWararka
November 30, 2023

Saraakiil ka socotay ciidamada Masar oo laga sagootiyay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho…

GudahaWararka
September 7, 2025

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST

Muqdisho(SONNA);-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Sulayman Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST…

GudahaWararka
April 22, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023