Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Sucuudiga iyo Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Sucuudiga iyo Soomaaliya
GudahaWararka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Sucuudiga iyo Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: January 15, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta guddoomiyay kulan dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha guud ee Sanduuqa horumarinta Boqortooyada Sucuudi Carabiya mudane Suldaan Cabdulraxmaan Al-Marshad.

Intii uu kulanku socday, ayaa laga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan arrimaha maalgashiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka, iyada oo la soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka jira dalka, kuwaas oo u baahan in maalgalin caalami ah lagu sameeyo, si looga faa’iideysto kheyraadka dalkeenna dhex ceeggaaga.

Sido kale, kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay kaalinta uu Sanduuqa Horumarinta Sucuudiga ku yeelan karo horumarinta dhaqaalaha dalkeena, iyadoo Wasiirrada kulanka ka qeyb galay, khubaro ka socotay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, iyo hey’adaha kale ee dowladda, ay soo bandhigeen qorshayaal cad oo la xiriira mashaariicda mudnaanta leh ee Dowladda Soomaaliya ee ku saleysan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) ee ay dhawaan dowladdu diyaarisay.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa uga mahadceliyay wafdiga Sanduuqa Horumarinta Sucuudiga taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in labada dhinac ay sii xoojiyaan wada shaqeynta, si loo xaqiijiyo ujeeddooyinka wadajirka ah ee ku aaddan horumarinta dhaqaalaha iyo dib-u-dhiska dalka.

Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Sucuudiga, Mudane Sultan Abdulrahman Al-Marshad, ayaa isaguna ku celiyay sida ay uga go’an tahay taageerada Soomaaliya, isagoo xusay in sanduuqu uu sii wadayo maalgashiga iyo horumarinta mashaariicda wax ku oolka ah ee dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wafdi ka socda Boliiska Ethiopia oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho (SONNA): Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sarreeye Guuto Cusman Cabdulahi Maxamed (Kaniif) ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan…

GudahaWararka
December 19, 2023

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo deeq raashin ah kala wareegtay Hay’adda bisha Cas Turkiga

Muqdisho(SONNA):-Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta shixnad gargaar ah kala wareegtay Hay'adda bisha Cas Turkiga kaas oo loogu talagalay dadka…

GudahaWararka
December 2, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ugu baxay dalka Ingiriiska

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu…

GudahaWararka
November 12, 2024

Ganacsato ku eedeysan iibinta badeeco dhacday oo loo gudbiyay maxkamadda gobolka Banaadir

Muqdisho-(SONNA)-Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay sagaal eedeysane iyo shirkado loo haystay ka…

GudahaWararka
May 24, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023