Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisul Wasaare Khayre: Wadajirka Reer Xudur Cadawga Isaga Dul Qaadeen Oo Amniga Uga Shaqeeyeen Waxa Ay Tusaale u Tahay In Dadka Soomaaliyeed Wax Qabsan Kararaan “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Ra’iisul Wasaare Khayre: Wadajirka Reer Xudur Cadawga Isaga Dul Qaadeen Oo Amniga Uga Shaqeeyeen Waxa Ay Tusaale u Tahay In Dadka Soomaaliyeed Wax Qabsan Kararaan “SAWIRRO”
Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre: Wadajirka Reer Xudur Cadawga Isaga Dul Qaadeen Oo Amniga Uga Shaqeeyeen Waxa Ay Tusaale u Tahay In Dadka Soomaaliyeed Wax Qabsan Kararaan “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 12, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho (Xudur)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo bulshada Xudur kala qayb galay munaasabad ay kusoo dhaweynayeen wafdiga uu hoggaaminayo ayaa sheegay in dowladnimadu ay tahay dadka oo isu taga, wadajir wax u qabsada, horumarkana ka shaqeeya, si cududooda u muujiyaan wax kasta oo dhib ku ah deegaankana ay isaga qabtaan.

Dhammaan bulshadii munaasabadda ka hadashay ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga war bixiyay qaabkii ay magaalada uga xoreeyeen argagxisada iyo sida ay hadda amnigeeda ku sugaan oo ah hannaan ay bulshadu ay wadajir uga qayb qaadato, arrintaas oo suuga gelisay in magaaladu ay hesho amni la isku haleyn karo iyo in cadawgu ay ku dhiirran waayaan inay bulshada shirqoollo u maleegaan

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed wax ka baran karaan wadajirka ay danta deegaanka uga shaqeeyeen reer Xudur, waxa uuna dhamaan dadka ku nool deegaannada ay argagaxisadu dhibka ku hayaan ugu baaqay in ay midnimo muujiyaan oo ay wadajir isugu abaabulaan ka hor tagga argagaxisada.

Ra’iisul Wasaaraha oo ugu baaqay reer Xudur in ay laba jibbaaraan isku duubnida ka dhexeysa bulshada iyo maamulkooda, ayaa faray hey’adaha caalamiga ah ee dalka ka howl gala in sida ugu dhaqsiyaha badan ay wax uga qabtaan baahiyaha ay qabaan bulshada ku nool Xudur si ay u gaaraan horumarka ay hiigsanayaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson…

GudahaWararka
July 29, 2021

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgaley shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Midowga Afrika

Nairobi(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS mudane, Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta magaalada Nairobi uga qaybgalay shirka Golaha Wasiirrada Midowga Afrika oo…

GudahaWararka
July 13, 2023

Duufaano ka dhacay dalka Brazil oo sababay dhimashada 13 qof

Brazil(SONNA):-Dufaano xooggan ayaa ku dhuftay qaybo ka mid ah dalka Brazil taas oo sababtay dhimashada 13 qof. Badhasaabka gobolka Rio…

GudahaWararka
June 19, 2023

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeer shaqo ku tagay wasaaradda Haweenka

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqal…

GudahaWararka
January 21, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023