Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ra’iisal wasaare Xamse oo safiirada Turkiga iyo Shiinaha geeyey goobaha dadka daadadka ku barakacay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisal wasaare Xamse oo safiirada Turkiga iyo Shiinaha geeyey goobaha dadka daadadka ku barakacay
GudahaWararka

Ra’iisal wasaare Xamse oo safiirada Turkiga iyo Shiinaha geeyey goobaha dadka daadadka ku barakacay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: November 28, 2023
2 Min Read
Share
Kismaayo (SONNA): Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa geeyey Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo xafiiska Qaramada ee Soomaaliya goobaha ay ku sugan yihiin dadka ka soo barakacay roobabka iyo daadadka ka jira deegaannada Jubaland ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo, si ay ula arkaan baaxadda dhibaatada ay daadadku geysteen.
Ra’iisul wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Danjireyaasha dalalka Turkiga, Shiinaha iyo xafiiska Qaramada Midoobey sida degdegga ah ee ay ku soo gaareen deegaanka oo uu ugu yeeray.
Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaruhu in mid ka xanuun badan dhibaatadan iyo duruuftan ay la nool yihiin kumannaan qoys oo wali ku go’doonsan dhulka daadadku ay xireen, kuwaas oo u baahan samatabixin degdeg ah.
Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ku bogaadiyey dowlad goboleedka Jubaland gurmadka ay u fidiyeen dadka soo barakacay iyo dhulka ay u qorsheeyeen, waxa uuna xusay in baaxadda dhibaatada dadka soo gaartay ay ka xoog badan tahay awoodaha maxalliga ah, isagoo ugu baaqay Beesha Caalamka in ay doorkooda ka qaataan gurmadka iyo samatabixinta.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqashada kaddib, kulan la qaatay Safiirrada Turkiga, Shiinaha, xafiiska Qaramada ee Soomaaliya iyo hey’adaha gargaarka oo Khadka fogaan aragga uga qeyb galay, si wadajir loogu istaago gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay  Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD

Muqdisho,(SONNA):-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa kulan wax ku wax ku ool ah kula…

GudahaWararka
July 21, 2023

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo 10,000 kun oo ku deeqday gurmadka fatahaadaha

Muqdisho(SONNA) hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa lacag dhan $10,000 ugu deeqay Dadka ay saameeynta ku yeesheen fatahaadaha Webiyada Dalka,…

Wararka
November 12, 2019

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhigiisa dalka Rwanda

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kulan-doceed barbar socda Shir-madaxeedka 36-aad ee Midowga Afrika, la…

GudahaWararka
February 18, 2023

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Beeraha ee Shiinaha iyo Geeska Afrika

Yanglin,(SONNA):- Kulan aqoon-isweydaarsi ah oo loogu magacdaray iskaashiga Beeraha Shiinaha iyo Geeska Afrika, kaas oo ay ka qeyb galeen wafdi…

GudahaWararka
September 20, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023