Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo kormeer shaqo ku tegay wasaaradda isgaarsiinta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo kormeer shaqo ku tegay wasaaradda isgaarsiinta
GudahaWararka

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo kormeer shaqo ku tegay wasaaradda isgaarsiinta

By Dahir Aadan Cali
Last updated: December 14, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknooljiyadda ee jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha hormuudka u ah hannaanka casriyeynta iyo danabeynta adeegyada dadweynaha.

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka aya warbixin la xiriirta waxqabadka wasaaradda wuxuu ka dhageystay wasiirka wasaaraddaas Maxamed Soomaali,agaasimaga guud, agaasime-waaxeedyada iyo howlwadeennada kale ee wasaaradda, waxayna ka warbixiyeen shaqada baaxadda leh ee ka socota wasaaradda iyo wakaaladaha ay wada-shaqeynta leeyihiin ee ay ka mid yihiin hay’adda isgaarsiinta Qaranka,hay’adda dhowrista xogta iyo hay’adda amniga Sayberka.

Sharaf ayey ii ahayd in aan maanta kormeer ku tago Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknooljiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah hay’adaha hormoodka u ah hannaanka casriyeynta iyo danabaynta adeegyada dadweynaha, loo na tayeeyo karaanka xirfadaha teknolojiyadda, hawlahan oo halbeeg udub-dhexaad ah u ah Qorshaha Isbeddelka Qaran ee la bilaaban doona sannadkan 2025.

‘’Wasaaradda iyo wakaaladahan ayaa door mug leh ku leh diyaarinta siyaasadaha iyo istiraatiijiyadaha gundhigga u ah danabeynta adeegyada dawladda iyo kuwa gaarka ah ee ay ka mid yihiin ganacsiyada, jaamacadaha, iyo waaxaha kale ee adeegbixinta, sida oo kale na mahuraan u ah sugidda amniga qaranka,’’ ayuu yiri Mudane Saalax Axmed Jaamac.

Ugu dambeyntii, Mudane Saalax Axmed Jaamac, Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka ayaa ku bogaadiyay howlwadeennada wasaaradda shaqada muhiimka ah ee ay qaranka u hayaan, isagoo kula dardaarmay in ay dardargeliyaan hirgelinta halbeegyada wasaaradda kaga aaddan qorshaha isbeddelka Qaran iyo in ay kala shaqeeyaan hay’adaha kale ee Dowladda iyo guud ahaan adeeg-bixiyaasha dalka sidii loo kobcin lahaa hannaanka danabeynta adeeg-bixinta si loo gaaro himilooyinka qaran ee amni,isku-filnaasho iyo kobac dhaqaale.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland oo gaaray deegaanka Janaay Cabdalle oo laga xorreeyay Khawaarijta

Muqdisho (SONNA) Madaxweyne ku xigeenka 2-aad Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray jiida hore ee…

GudahaWararka
January 28, 2023

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo iska kaashanaya maaraynta khataraha musiibooyinka

Rome-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho shaqo oo hal toddobaad ah…

GudahaWararka
July 14, 2024

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay masuuliyadda Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed kula soo wareegtay Hay’adaha (FSNAU) iyo (SWALIM)

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo bogaadiyay Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed dadaalka ay kula soo wareegtay masuuliyadda…

Gudaha
September 20, 2021

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada, iyo guud ahaan…

GudahaWararka
April 5, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023