Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Suudaan oo wajahaya xaalad adag
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Suudaan oo wajahaya xaalad adag
GudahaWararka

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Suudaan oo wajahaya xaalad adag

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 18, 2023
2 Min Read
Share

Khartum-(SONNA)-Dagaal qaraar oo galay maalintii afaraad ayaa waxa uu ka soconayaa gudaha magaalada Khartuum ee caasiamadda dalka Suudaan, kaas oo saameyn xooggan ku yeeshay dadka aan u dhalan wadankaas ee u badan ardayda.

Kumanaan arday Soomaali ah oo halkaasi wax barasho u jooga ayaa wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah.

Qaar kamid ah ardayda oo aywarbaahinta Qaranku la xiriirtay ayaa innoo sheegay in muddo saddex maalmood ah aysan helin wax biyo iyo koronto ah, isla markaana aysan awoodin in ay kasoo baxaan halka ay rasaasta kaga gabbanayaan.

“Ilaa iyo saaka waxaan ku howlanayn in aan kasoo saarno arday hablo u badan oo ku go’doonsanaa xaafado ka mid ah Khartum oo ay dagaallo xooggan ka socdaan, illaa haddana waxaa jira arday weli ku go’doonsan xaafadaha qaar oo aan awoodi weynay in aan u tagno” ayuu yiri mid kamid ah ardaydii is xilqaamay ee u istaagay in walaaladood ay caawiyaan.

Ummdurmaan oo ah qeyb ka mid ah Caasimadda sadex geesoodka ah ee Khartoum ayaa lagu soo warramayaa in ay jiraan gabdho ku xannibay xaafadaha, kuwaas oo aan helin fursad ay kusoo baxaan.

Dhinaca kale, Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee XFS oo ka jawaabaysa duruufaha iyo cabashooyinka ka imanaya muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka ay dagaallada culus ka socdaan ee Suudaan ayaa soo saartay foom ay isku diiwaan geliyaan iyo talooyin la xiriira bed qabkooda.

Wasaaradda arrimaha dibedda ayaa ku wargalisay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan in ay taxaddar iyo feejignaan dheeraad ah muujiyaan, isla markaana ay raacaan dhammaan tilmaamaha ka soo baxa safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan.

Wasaaradda ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Sudan ku sugan ku wargalisay inay xiriir joogto la sameeyaan wasaaradda iyo safaaradda, hadii ay caawinaad uga baahdaan.

Waxa ay wasaaraddu soo jeedisay inay iska diiwaangaliyaan websiteka wasaaradda, si loo caawiyo.

https://som.mfa.gov.so/?fbclid=IwAR1hAqufQVnUkziMgMHp_pcUwo8SdCMaL1qCtGkS975ZRlUXWLjE7XE_DMs

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisal wasaare Xamse oo daah furay xafiiska gar-maqalka dadweynaha ee NISA

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wsaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo kormeer ku tagey xarunta Hay'adda Nabadsugidda iyo…

GudahaWararka
June 12, 2023

Ururka Saxafiyiin ee FESOJ oo tababar u soo xiray xubno ka tirsan Warbaahinta madax-banaan

Muqdisho(SONNA):-Tababar Socday u mudo labo maalmood ah oo uu qabatay Ururka isutagga Suxufiyiinta Soomaaliyeed (FESOJ) oo kaashanaya BBC Media Action…

GudahaWararka
April 4, 2025

Duulimaadka tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi oo si rasmi ah u bilowday

Muqdisho (SONNA) - Maareeyaha hay'adda Duulista iyo Saadaasha hawada Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in si toos ah…

Wararka
November 22, 2019

Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la doortay

Muqdisho-(SONNA)-Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo goordhow ka dhacday Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ku…

GudahaWararka
November 4, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023