Garoowe-(SONNA)-Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa muddo 15 Cisho ah lagu hakiyay Gaadiidka Basaska ah ee ka dhex shaqeeya Magaalooyinka iyo kuwa gala safarrada dheer.
Ujeeddada ammarkan ayaa lagu sheegay xakamaynta Cudurka Coronaviruska iyo sugidda ammaanka degaannada Pintland.
Halkan ka aqriso