Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Puntland oo dib u fureysa Maxkamadaha iyada oo laga foojignaanayo COVID-19
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Puntland oo dib u fureysa Maxkamadaha iyada oo laga foojignaanayo COVID-19
Wararka

Puntland oo dib u fureysa Maxkamadaha iyada oo laga foojignaanayo COVID-19

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 30, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Puntland oo dib u fureysa maxkamadaha xili weli uu jiro covid-19 waxaa maanta shir ku wada yeeshay xarunta Wasaaradda caafimaadka Puntland masuuliyiinta Wasaraadda iyo Garsoorka Puntland, waxaana laga wada hadlay talaabaaoyinka caafimaad ee lagu yaraynayo khatarta cudurka Covid-19 si dib loogu bilaabo adeega Maxkamadaha oo bulshada reer Puntland muhiimad u leh.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda caafimaadka Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa ugu horayn uga mahadceliyay mas’uuliyiinta garsoorka kulanka ay wada yeesheen kaasi oo lagu doonayo in la iskula meel dhigo talaabooyinka caafimaad ee loo baahanyahay in la hirgeliyo inta aan dib loo bilaabin shaqooyinka Maxkamadaha.

Waxaana Agaasimahu uu faray in loo bahan yahay in Maxkamadaha oo shaqadoodu socoto hadana laga hortago in xanuunka safmarka ah ee Covid-19 uu ku fido xarumaha Maxkamadaha oo dad badan iskugu yimaadaan inta badan.

Sidoo waxa uu soo jeediyay in loo baahanyahay in hoolka dacwadaha lagu qaadayo la xadido dadka gelaya gudaha sidoo kalena qofkasta la hubiyo inta uusan galin xaaladiisa caafimaad sida in la ogaado qandhada iyo inuu wato afxir (mask) iyo gacmo gashi (gloves) si looga yareeyo khatarta xanuunka.

Guddoomiyaha Maxkamada sare Puntland Nuur Ciise Mohamed ayaa isna dhankiisa soo dhaweeyay kulankaan oo xusay in loo baahanyahay in la ogaado qaabka dib loogu bilaabi karo shaqada garsoorka iyada oo laga fakarayo xanuunka Covid 19.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Jamac Farax Xasan oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in Garsoorka Puntland uu haayo shaqo adeg, waxaana uu xusay in ka Wasaaradd ahaan ay masuuliyad ka saarantahay inay la socdaan badqabka caafimaad ee cidkasta oo meel iskugu imaanaysa si looga hubiyo inuusan fidin xanuunka Covid-19.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dabaylo qasaare geysan kara oo looga digay wadamada geeska Afrika

Addis Ababa (SONNA): Waaxda arimaha isbedelka cimilada ee Midowga Afrika ayaa sheegtay in dabaylo qasaare geysan kara ay ku dhufan…

GudahaWararka
May 20, 2024

Wasiir Fiqi oo la kulmay guddiga arrimaha dibadda aqalka sare

Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda FS Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa la kulmay guddiga…

GudahaWararka
October 15, 2024

Ra’iisal wasaare Xamsa oo magacaabay wasiir ku xigeeno cusub

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno…

GudahaWararka
March 30, 2026

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo u fariisatay Dhageysiga dacwad loo haysto 36 Eedeysane Ajaanib ah

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay Dhageysiga dacwad loo haysto 36 Eedeysane oo Ajaanib ah ku waa oo…

Wararka
July 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023