Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
    June 1, 2026
    Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kormeeray ciidanka XD ee ku sugan duleedka Baydhabo
    May 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Nuxurka khudbadii madaxweynaha JFS uu ka horjeediyay Golaha Shacabka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Nuxurka khudbadii madaxweynaha JFS uu ka horjeediyay Golaha Shacabka Soomaaliya
Wararka

Nuxurka khudbadii madaxweynaha JFS uu ka horjeediyay Golaha Shacabka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 15, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka horjeediyay golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ka dib kulan gaar ah oo ay yeesheen, isagoo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee iminka dalka uu marayo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankaasi gaarka ahaa ee uu la yeeshey Golaha Shacabka kaga hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo dadaallada ay wado dowoladda Soomaaliya, gaar ahaan shirkii Dhuusamareeb dardar-gelintiisa, kaasi oo u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada oo wejigiisa labaad.

“Maanta oo ah 15-August 2020 waxaa lagu balansan yahay in la isugu tago magaalada Dhuusamareeb, waxaana halkasi ka qabsoomi doona shirkii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada, waxaan idin cadeynayaa in Golaha Shacabka uu wakiil u yahay shacabka Soomaaliyeed iyo dowlad goboleedyada, go’aanka aad gaartaan waa in dalka oo dhan laga aqbalo, waxaana idin balan qaadayaa in wixii ka soo baxa shirka Dhuusamareeb aan halkna idinku keeno”. ayuu yiri Madaxweynaha JFS.

Madaxweynaha ayaa  Baarlamaanka ugu mahadceliayay shaqooyinka ay Qaranka u qabteen, wuxuuna sheegay in isagoo ka duulaya hadalki uu dhawaan ka sheegay shirkii Dhuusamareeb ee ahaa in wax walba ee lagu heshiiyo uu dib ugu celin doono golaha shacabka uu ku taaganyahay, isagoo carrabka ku adkeeyay in heshiis kasta oo uu la gaaro Madaxda dowlad goboleedyada uu dib ugu soo celin doono golaha si ay kaalintooda dastuuriga ah uga qaataan.

“Golaha Shacabka waa hay’adda ugu sareysay ee matalaadda shacabka Soomaaliyeed oo 16 Mliyen ah,go’amada aan gaartaana waxaad u gaarteen rabitaanka dadka aad matashaan,warmurtiyeedkii Dhuusamareeb wuxuu ahaa in doorasho waqtigeeda dhacda la qabto,guddina loo saaro qaabka loo dhaqangelinayo,iyadoo DFS,dowlada goboleedyada iyo gobolka Banaadir,wada hadalka wuxuu hagaajinayaa midnimada wadajirka,dimoqraadiyadda iyo in talo wdaag aan ku hagno siyaasadda dalka,qof shaqsi ahna uusan wax jiidan,aana isku qancino aana isku tanaasulno,sidaasi darteed XFS iyo dowlad goboleedyada waa in ay wada tashadaan”. ayuu yiri madaxweynaha JFS.

Kulanka ayaa ahaa kulan gaar ah oo uu dalbaday madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si uu ula socodsiiyo halka ay marayaan xaaladaha siyaasadeed ee dalka iyo dowlad dhisidda,isagoo soo hadal qaaday shirarkii hore oo ka dhacay gudaha iyo dibadda dalka sida Baydhabo iyo kii ka dhacay Brussless.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha

Muqdisho(SONNA):-Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirka Amniga iyo Saameynta Isbadelka Cimilada oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho(SONNA):--Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Shirka Amniga iyo Saameynta…

GudahaWararka
September 9, 2024

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay Shabeellada hoose

Marka-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururrada 144-aad iyo 145-aad ee Guutada 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay…

GudahaWararka
October 14, 2025

Duqa muqdisho oo magacaabay Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee dowladda hoose

Muqdisho/(SONNA)...Guddooomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa manta soo saaray wareegto uu ku…

Wararka
January 12, 2020

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Darjiinka Arbaca Rukun

Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dib u casriyeynta Darjiinka Arbaca Rukun…

GudahaWararka
June 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023