Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xarigga ka jaray Baakin casri ah oo laga hirgeliyey xayndaabka garoonka Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Nuxurka khudbadii madaxweynaha JFS uu ka horjeediyay Golaha Shacabka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Nuxurka khudbadii madaxweynaha JFS uu ka horjeediyay Golaha Shacabka Soomaaliya
Wararka

Nuxurka khudbadii madaxweynaha JFS uu ka horjeediyay Golaha Shacabka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 15, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka horjeediyay golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ka dib kulan gaar ah oo ay yeesheen, isagoo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee iminka dalka uu marayo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankaasi gaarka ahaa ee uu la yeeshey Golaha Shacabka kaga hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo dadaallada ay wado dowoladda Soomaaliya, gaar ahaan shirkii Dhuusamareeb dardar-gelintiisa, kaasi oo u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada oo wejigiisa labaad.

“Maanta oo ah 15-August 2020 waxaa lagu balansan yahay in la isugu tago magaalada Dhuusamareeb, waxaana halkasi ka qabsoomi doona shirkii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada, waxaan idin cadeynayaa in Golaha Shacabka uu wakiil u yahay shacabka Soomaaliyeed iyo dowlad goboleedyada, go’aanka aad gaartaan waa in dalka oo dhan laga aqbalo, waxaana idin balan qaadayaa in wixii ka soo baxa shirka Dhuusamareeb aan halkna idinku keeno”. ayuu yiri Madaxweynaha JFS.

Madaxweynaha ayaaย  Baarlamaanka ugu mahadceliayay shaqooyinka ay Qaranka u qabteen, wuxuuna sheegay in isagoo ka duulaya hadalki uu dhawaan ka sheegay shirkii Dhuusamareeb ee ahaa in wax walba ee lagu heshiiyo uu dib ugu celin doono golaha shacabka uu ku taaganyahay, isagoo carrabka ku adkeeyay in heshiis kasta oo uu la gaaro Madaxda dowlad goboleedyada uu dib ugu soo celin doono golaha si ay kaalintooda dastuuriga ah uga qaataan.

“Golaha Shacabka waa hay’adda ugu sareysay ee matalaadda shacabka Soomaaliyeed oo 16 Mliyen ah,go’amada aan gaartaana waxaad u gaarteen rabitaanka dadka aad matashaan,warmurtiyeedkii Dhuusamareeb wuxuu ahaa in doorasho waqtigeeda dhacda la qabto,guddina loo saaro qaabka loo dhaqangelinayo,iyadoo DFS,dowlada goboleedyada iyo gobolka Banaadir,wada hadalka wuxuu hagaajinayaa midnimada wadajirka,dimoqraadiyadda iyo in talo wdaag aan ku hagno siyaasadda dalka,qof shaqsi ahna uusan wax jiidan,aana isku qancino aana isku tanaasulno,sidaasi darteed XFS iyo dowlad goboleedyada waa in ay wada tashadaan”. ayuu yiri madaxweynaha JFS.

Kulanka ayaa ahaa kulan gaar ah oo uu dalbaday madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si uu ula socodsiiyo halka ay marayaan xaaladaha siyaasadeed ee dalka iyo dowlad dhisidda,isagoo soo hadal qaaday shirarkii hore oo ka dhacay gudaha iyo dibadda dalka sida Baydhabo iyo kii ka dhacay Brussless.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta, una qaabilsanaa degmada Baardheere falalka…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maleeshiyaadย ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka

Muqdisho,(SONNA):-Maleeshiyaadย ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ka howlgala deegaanada maamul goboleedka…

GudahaWararka
May 30, 2024

Shir ku saabsan xoojinta hayโ€™adaha amniga iyo cadaaladda dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Wasiirrada Cadaaladda, Gaashaandhigga, iyo Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan masuuliyiin kale ayaa maanta Muqdisho…

GudahaWararka
November 4, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Danjire Anita Kiki Gbeho

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee…

GudahaWararka
December 31, 2022

Wasiirka caafimaad XFS oo kulan qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya

Muqisho:(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta kulan toos ah ayaa qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya…

Wararka
April 27, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023