Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Senitor Shalay la doortay oo laga yaabo inuu saameeyo kursi ka mid ah kuraasta maanta la dooran doono
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Senitor Shalay la doortay oo laga yaabo inuu saameeyo kursi ka mid ah kuraasta maanta la dooran doono
Gudaha

Senitor Shalay la doortay oo laga yaabo inuu saameeyo kursi ka mid ah kuraasta maanta la dooran doono

By Agaasimaha SONNA
Last updated: September 30, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) Xildhibaannada gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa maanta Muqdisho lagu dooran doonaa 5-tii kursi ee ugu danbeeyey.

Sidaad lasocotaa waxaa shalay la doortay 6 Senitor oo ka mid ah 11-ka Senitor ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matali doona 4-ta sano ee soosocda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay ku kala guulaysteen:-

1-  Guddoomiyihii Aqalka Sare ee mudo xileedkiisu hada dhamaaday,Senitor Cabdi Xaashi Cabdilaahi.
2- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska, Senitor Cismaan Abokar Dubbe.
3-  Wasiirka Wasaaradda Dastuur, Senitor Saalax Axmed Jaamac.
4- Prof Senitor Cabdi Ismaaciil Samatar
5- Senitor Bilaal Idiris Cabdullaahi
6- Senitor Layla Axmed Ismaaciil

Waxaa ku tartami doona 5-ta kursi ee maanta la dooran doono Musharaxiin tiradoodu dhantahay 12,oo 5 kamid ah Musharaxiintaas ay Haween yihiin.

Hadaba markaan eegno Kursiga 5-aad ee marka loo eego jadwalka doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ee maanta la dooran doono oo ay ku tartami doonaan Musharax Hodan Abokor Xassan Iyo Deeqa Xasan Xuseen oo ku fadhiday kursigaa 4-tii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa uu saamayn ku yeeshay kursi ka mid ah kuraastii shalay la doortay oo uu kusoo baxay Prof Senitor Cabdi Ismaaciil Samatar.

Kadib markii ay isku kursi noqdeen Prof Senitor Cabdi Ismaaciil Samatar Iyo Hodan Abokor Xasan, marka loo fiiriyo dhanka saami qaybsiga beelaha.

Taas oo ka dhigan in Senitor Deeqa Xasan Xuseen ay tahay Senitorada kaliya oo iyada oon wakhtigii codaynta la gaarin, lasii ogyahay inay iyadu kusoo bixi doonto kursigaas.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐬𝐞𝐲  𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta sedax Gaari oo…

GudahaHealthyWararka
January 31, 2024

Wasiiru Dowlaha Caafimaadka  XFS oo daahfurtay Ollolaha Qaliimada iyo daweynta caruurta ku dhalata daloolada wadnaha

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka XFS HE.Dr. Maryan Maxamed Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen…

GudahaWararka
May 5, 2024

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray dhismaha wadada Warshada Caanaha

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeer ku tegey dhismaha ka…

GudahaWararka
June 29, 2021

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta hay’adaha QM

Jowhar-(SONNA)-Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin  ka kala socotay Hay’addaha UNICEF, WFP,…

GudahaWararka
May 28, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023