Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Muxuu daaran yahay kulanka Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka & Maareeyaha Hay’adda Tayodhowrka Soomaaliyeed?
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Muxuu daaran yahay kulanka Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka & Maareeyaha Hay’adda Tayodhowrka Soomaaliyeed?
GudahaWararka

Muxuu daaran yahay kulanka Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka & Maareeyaha Hay’adda Tayodhowrka Soomaaliyeed?

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 2, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulayman Maxamed ayaa shir la qaatay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed Marwo. Hawo Ahmed Hassan oo ay wehlinaayaan la taliyaasha iyo agaasime waaxeedyada Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliyeed.

Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Waaxda Dembiyada Lidka ku ah Deegaanka, Beeraha iyo cudurada faafa ee Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka  ayaa ku saabsanaa hanaanka  wadashaqeynta Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Hey’adda Tayadhowrka Soomaaliyeed.

Xeer-ilaaliyeyaasha ka hawlgala Waaxda Dembiyada Lidka ku ah Deegaanka, Beeraha iyo cudurada faafa ee Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee  ayaa sharaxaad ka siiyey Maareeyaha Hay’adda Tayadhowrka qaabka iyo hanaanka uu u shaqeeyo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud, si ay fududaato wadashaqeynta labada Xafiis.

falanqeyn iyo aragti is waydaarsi ka dib waxaa laysku raacay in hay’adda Tayadhowrku ay si joogto ah ugu soo gudbiso Xafiiska  Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka wixii warbixin dembi ah oo ay ku ogaato Hay’addu baaritaanna ay samayso  si lamid ah hay’adaha kale ee baarista si uu Xafiisku uga qaado tilaaboiyin sharciga waafaqsan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Allaha u naxariistee Wariye Afrax Yare oo xalay ku Geeriyooday Muqdisho

Muqdisho:(SONNA)-Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, isagoo mudooyinkii ugu…

Wararka
July 14, 2020

Wasirka Arrimaha Dibadda XFS oo xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Shiinaha u jooga Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane, Abshir Jaamac Haruuse ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Shiinaha u…

GudahaWararka
March 28, 2023

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧n𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚, 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭ay 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨

Muqdisho(SONNA):-kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan barnaamijka Caafimaadka Mideysan (One Health), waxaa ka soo…

GudahaWararka
February 23, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Mareykanka.

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la…

GudahaWararka
December 15, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023